Waxaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan gaaray ciidamo cusub oo ka socda dalka Jabuuti kuwaasi oo qeyb ka ah howlgalka cusub ee AUSSOM, waxaana la geeyay Buula Burde iyo Jalalaqsi oo ah labada magaalo ee istiraatiijiga ah ee gobolka Hiiraan.
Taliyaha Qeybta Afaraad ee howlgalka AUSSOM, Col. Saciid Waaberi iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa la wareegay 25 maxbuus oo kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaalladii ka dhacay gobolka Sool, sida lagu sheegay warmurtiyeed kasoo baxay safarkiisii uu ku tegay deegaanka SSC-Khaatumo.
Maamulka SSC-Khaatumo, oo la tashaday golayaasha maamulkiisa, ayaa maxaabiistan ku wareejiyay Dowladda...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in maamulka SSC-Khaatumo uu yahay maamul la mid ah maamullada kale ee xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo ka hadlay madal soo dhaweyn ah oo habeenimadii Axadda loogu qabtay magaalada Laascaanood, ayaa sheegay in SSC-Khaatumo ay tahay...
Waxaa jira warar sheegaya in ay suuragal tahay in qayb kamid ah maxaabiista Somaliland ee ku xidhan magaalada Laascaanood la sii daayo, kadib socdaalkii uu Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ku tagay magaaladaasi.
In kasta oo maamulka SSC-Khaatumo aanu si rasmi ah u caddayn jiritaanka warkan, hadana Xildhibaan Axmed...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa wacad ku maray in dowladdiisu ay Soomaaliya gacan ka siin doonto la dagaalanka argagixisada, isaga oo si gaar ah carabka ugu dhuftay Xuutiyiinta oo uu ka cabsi qabo in ay Soomaaliya xeryo ka samaystaan.
Trump oo hadda dagaal gaar ah kula jira kooxda Xuutiyiinta ee...
Madaxweynaha maamulka SSC Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw Cali Firdhiye oo Xalay ka hadlaayay munaasibad balaaran oo ka dhacday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ugu baaqay Somaliland nabad iyo deris wanaag shuruud la’aan ah.
Madaxweyne Firdhiye ayaa sheegay in labadii sano ee lasoo dhaafay ay ku baaqayeen nabad, isagoona...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maraykanka u soo bandhigtay in uu la wareego maamulka dekedaha Berbera, Muqdisho iyo Kismaayo, xilli ay dadaal ugu jirto sidii ay u hor istaagi lahayd aqoonsiga Somaliland.
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar 'Cali Balcad', oo lagu wareystay barnaamijka One on One ee ka baxa...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu xal u raadinayo xiisada ka dhex aloosan Somaliland iyo SSC-Khaatumo.
Madaxweynaha oo waraysi siiyay warbaahinta Turkiga, laguna waydiiyay socdaalka uu Ra’iisul Wasaare Xamse ku joogo Laascaanood, ayaa sheegay in Xamse uu halkaas u tagay si uu...
Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shabakadda warbaahinta Shabelle Abuukar Sheekh Maxamuud Abuukar Iskaay, iyadoo saacado kooban ka hor isla Saldhigga Xamarweyne lagu xiray Agaasime ku xigeenka warbaahinta Shabelle Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane.
Maamulka sare ee Warbaahinta Shabelle ayaa xaqiijiyay in Agaasimaha iyo...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka dalka Masar Dr. Badr Abdel Aty ayaa fariin uu kasiday Madaxweynihiisa Cabdulfitaax Al Sisi gaarsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, xilli ay ka qeyb galayaan Madasha Diblomaasiyadeed ee Antalya.
Ugu horeyn, Wasiirka Arrimaha Dibadda ayaa u gudbiyay salaan uu uga siday Al sisi Madaxweynaha Soomaaliya...


















