Wasiirkii hore ee Arrimaha Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed, oo shalay xilka ku wareejiyay wasiirka cusub ee Arrimaha Gudaha Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa sheegay in ay jirto meelo ay kasoo galaan hubka yimaada dalka Soomaaliya.
Munaasab lagu qabtay magaalladda Muqdishu, ayaa waxaa ka qeyb-galay Ra’isul Wasaare Ku-xigeenka...
Deegaan qiyaastii 10 KM u jira magaalladda Baledweyne ee xaruunta gobolk Hiiraan, ayaa waxaa maanta lagu afduubtay shaqaale caafimaad.
Shaqaalaha la afduubtay ayaa tira ahaan waxaa ay gaarayaan ilaa shan ruux, waxaana ay ka tirsanaayeen Ururka dhaqaatiirta Xanaanada Xoolaha Goballada Dhexe.
Dhaqaatiirta waxaa ay isugu jireen kuwo ka shaqeeya dhinaca xoolaha,...
Qarax ilaa iyo hadda aan la qaxiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay ayaa goor dhaw ka dhacay goob maqaaxi ah oo ka soo horjeeda xarunta wasaarada amniga gudaha ee magaalada Muqdisho.
Qarax oo siweyn looga maqlay nawaaxiga goobta uu ka dhacay ayaa la xaqiijin wali in uu ahaa mid...
Saraakiisha ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa sheegay in Al-shabaab saqdii dhexe ee xalay Al-shabaab weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Jabuuti ku leeyihiin degmada Jalalaqsi oo 140km dhinaca Koonfur uga beegan magaalada Beledweyne.
Taliska AMISOM ayaa bogga Twitter - ka ku sheegay in Al-shabaab isku dayeen in ay la wareegaan...
Midowga ururrada shaqaalaha ee dalka Koonfur Afrika ugu awoodda badan ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu xilka iskaga tago.
Xoghayaha guud ee Cosatu, Bheki Ntshalintshali, ayaa sheegay in Madaxweyne Jocob Zuma uusan ahayn wixii iminka ka dambeeya qofkii ku haboonaa ee waddankaasi hogaamin lahaa.
Dadkii ka soo qeyb qaatay dagaalkii...
Diyaarad rakaab ah oo shalay ka baxday, magaalladda Muqdishu oo ku wajahneeyd magaalladda Nairobi, ayaa lagu armay in ay soo marto garoonka diyaaradaha ee magaalladda Wajeer, si halkaasi loogu soo baaro.
Sababta arintaan kaliftay wali lama shaacin, iyada oo ay jirto heshiis curdun ah oo dhawaan ay wada galeen dowladdaha...
Gaari miineeysan ayaa lagu dhuftay kolonyo military oo marayay magaalladda Lahore ee dalka Pakistan, sida warbaahinta gudaha dalkaasi ay sheegeen.
Sarkaal Police ah ayaa wakaaladda Reuters u sheegay, in ugu yaraan Afar ruux ay goobta ku geeryoodeen halka 18 kalana uu dhaawac soo gaaray.
Ma jirto cid sheegatay masuuliyada weerarka.
Kooxda Taalibaan...
Baarlamaanka dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu wadaa in loo qeybiyo maanta mooshinka ka dhanka ah Saldhigga dowladda Imaaraadka ay damacsantahay in ay ka dhisato magaalladda Berbera.
Bishii lasoo dhaafay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ayaa Pro Jawaari u gudbiyay Mooshinkan.
Maxey Xildhibaanadda ka yirahdeen saldhiga;-
Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka...
Maxkamadda gobolka Maroodi jeex ayaa maanta dhagaysatay dacwaddii loo haystay wariye Cabdimaali Muuse Coldoon oo xeer ilaalinta gobolku ku eedeeyeen inuu ku kacay falal ka hor imanaya qaranimadda Somaliland.
Xeer ilaalintu waxay sheegtay inuu wariye Coldoon uu taageero cad u muujiyey madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo,isla markaana olole muuqaalo laga...
Culumaa'udiin Soomaaliyeed oo isu xilqaamay in ay sare u qaadaan barashada Qur'aanka Kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah ayaa hirgeliyay Madarasho hab Online ah wax looga barto, taa oo ay ka faa'iideysan karaan dhammaan bulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka.
Madarasadan ayaa lagu diyaariyay barnaamijyo waxbarasho oo ku...


















