Thursday, September 3, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Culumaa'udiin Soomaaliyeed oo isu xilqaamay in ay sare u qaadaan barashada Qur'aanka Kariimka iyo culuumta kale ee Diiniga ah ayaa hirgeliyay Madarasho hab Online ah wax looga barto, taa oo ay ka faa'iideysan karaan dhammaan bulshaweynta Soomaaliyeed ee ku nool daafaha caalamka. Madarasadan ayaa lagu diyaariyay barnaamijyo waxbarasho oo ku...
Ugu yaraan 35 ruux, oo ay ku jiraan sagaal carrur ah ayaa ku geeryooday weerar diyaaradeed oo lagu qaaday magaalladda Khan Sheikhun oo ay macaaradka Suuriya maamulaan. Gantaalada lagu garaacay magaalladda, ayaa ahaa kuwa “toxic gas”, sida kooxda Monitor ay sheegtay. Madaxda military –gga Suriya, wali kama hadlin eedeynta loo jeediyay. Mucaaradka...
Koox hubeysan oo watay gaari nooca raaxada, ayaa saaka waxaa ay weerar ku qaadeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka Milatariga Soomaaliya, oo u socday Wasaaradda Gaashaandhigga. Weerarka waxaa uu ka dhacay, xaafadda Ceelka Tusbaxle ee Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir, sida goobjoogayaal ay sheegeen. Ilaa saddex sarkaal ayaa dhaawac uu ka soo...
 Kooxaha Burcad badeeda Soomaaliya, ayaa 30 cisho gudahooda afduubtay saddex Doomood iyo hal Markab, inkastoo markabka markii dambe lasii daayay, wada hadal kadib. Doontii ugu horeysay ee ay afduubteen ayaa waxaa laga lahaa dalka India, waxaana saarnaa 11 shaqaale, waxaana la afduubtay iyada oo u socota magaalladda Kismaayo. Dhinaca kale, doonta...
Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon  oo muddo ka badan 50 Cisho ku xiran Magaalladda Hargeysa, ayaa maanta lagu wadaa in maxkamad lasoo taago. Somalinad, ayaa wariyaha ku eedeysay in uu ku xadgudbay qadiyada Somaliland. Coldoon ayaa laga qabtay Garoonka Magaalladda Hargeysa, kadib markii Muqdishu uu kula kulmay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Halkaan...
Ambassador Stephen M. Schwartz, ayaa maalinta khamiista ee Todobaadkan lagu wadaa in uu dib ugu noqdo dalka Mareykanka, halkaas oo uu kula kulmi doono jaaliyadda Soomaalida iyo kuwo Somali Bantu ee ku nool magaallooyinka waaweyn ee dalkaasi. Kullanka jaaliyadda iyo safiirka ayaa waxaa u ka dhici doonaa, Lewiston Public Library,...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in xildhibaaada baarlamaanka loogu baahan yahay in ay joogteeyaan kulamada baarlamaanka. Guddoomiyaha ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in xildhibaanada ay si iskood ah ay ugu maqnaadaan kulamada baarlamaanka. Waxaa uu sheegay in xildhibaanada Qaranka loogu baahan yahay in ay ilaaliyaan...
Inta la xaqiijinayo ilaa 10 ruux ayaa ku dhintay 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen labo qarax oo ka dhacay xarun tareen dhulka hoostiisa laga raaco oo ku taal magaalada St Peterburg ee dalka Ruushka. Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxyadan ay saameeyeen Tareenka iyo dadkii goobta ku sugnaa oo...
Ugu yaraan 10 ruux ayaa cudurka Shuban biyood-ka u geeryooday degmadda Buuhoodle ee Gobolka Togdheer ee Soomaaliya. Dr Maxamuud Axmed, oo ka howlgalla Isbitaalka guud ee degmadda Buuhoodle, ayaa sheegay in 35 ay hadda la jiifaan cudurka. Saraakiisha xaruumaha caafimaadka ee degmadda, ayaa dhanka kale sheegay in cudurka Todobaadkii hore uu...
Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta kullan waxaa ay ku leeyihiin xarunta Golaha Shacabka ee Magaalladda Muqdisho. Kullanka xildhibaanadda ayaa waxaa lagu wadaa in loogu qeybiyo Miisaaniyadda Dowladda ee sanadkan 2017. Baarlamaankii 9aad, ayaa miisaaniyadda ku celiyay wasiirkii hore ee maaliyada Mudane Fargeeti, kadib markii la sheegay in meelaha qaar aysan cadeeyn. Miisaaniyada maanta loo...