Sunday, July 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgalkii ay shalay ciidamada Puntland kula wareegeen taliskii kooxda Daacish ee ku yaallay deegaanka Miiraale, kadib howlgal dhul iyo cir iskugu jiray oo ay ka fuliyeen gudaha toggii iyo ceelkii Miiraale. Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay ugu yaraan 15...
Madaxtooyada Turkiga ayaa shaacisay in Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan uu khadka taleefanka kula xiriiray dhiggiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay kawada hadleen arrimo ay ugu weyn tahay dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada Soomaaliya. Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Turkiga oo lagu soo bandhigay barta X,...
Taliyaha Taliska ciidanka Mareykanka ee Afrika (AFRICOM), Jen. Michael Langley, ayaa ku booriyay dalalka Afrika oo ay Soomaali kamid tahay inay la wareegaan doorka sugidda amnigooda, xilli Mareykanku uu dhimayo deeqaha uu horay u bixin jiray si loo xasiliyo gobolka. “Waxyaabo aan horey u qaban jirnay, waxaa dhici karta inaan...
Wararka ka imaanaya Suuqa Weyn ee Bakaaraha ee Degmada Howlwadaag ayaa sheegaya in hal qof uu ku geeriyooday 12 kalana uu dhaawac kasoo gaaray kadib markii uu kusoo dumay Gurigii ay dhismaha ay ka wadeen. Dad goob joogayaal ah ayaa u sheegay warbaahinta in shaqaale muruq maal ah oo gaaraya...
Xoghayihii hore ee difaaca Ingiriiska, haatana ah xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose, Gavin Williamson, ayaa sheegay inuu hayo xog dhamaystiran oo muujinaysa in Maraykanku uu Somaliland aqoonsanayo. Williamson oo waraysi siiyay The Guardian, ayaa sheegay in Maraykanku uu isbeddel weyn ku samaynayo siyaasaddiisa ku aaddan Soomaaliya, isla markaana uu ka...
Inta la xaqiijiyay ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal Soomaali ah oo u badan dhallinyaro da'yar ah ayaa ku geeriyootay badda Mediterranean-ka, kuwaas rajo ka qabay iney gaareen Jaziiradda Palma ee dalka Spain. Dhalinyaradaan tahriibka ahaa ayaa ka ambabaxay dalka Algeria, waxaana lasoo wariyay iney u geeriyoodeen gaajo iyo haraad,...
Wafdi ka socda ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Turkiga ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho si ay u xoojiyaan wada shaqeynta dhanka amniga ah ee ay la leeyihiin ciidamada Soomaaliya waxaana ay muujineysa xiriirka qotoda dheer ee dhanka difaaca ee ka dhaxeeya dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya, sida ay...
Wasiirka Wasaaradda Beeraha, Waraabka iyo Kalluumeysiga dalka Yemen Sarreeye gaas, Salem Abdullah Al-Soqtari, ayaa xaqiijiyay in Wasaaraddu ay si dhow ula socoto kiiska kalluumeysatada Yemeniyiinta ah ee ku xiran Puntland. Waxa uu wasiirka carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in si degdeg ah oo shuruud la'aan ah loo sii...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil toogasho ah ku xukuntay Cumar Xasan Maxamuud oo ka tirsanaa NISA, oo ayey ku raad-joogaan Hay'addaha ammaanka, kaas oo lagu eedeeyey dilka Marxuum Ex- Labo Xidigle Hanad Axmed Muuse. Sida ay dacwad oogayaasha ay sheegeen  falkaan dilka oo ka dhacay degmadda Dharkiinleey Labaatankii...
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa been abuur ku tilmaamay in ay awood u adeegsanayaan ardayda waxkabarata Jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho si ay u qaataan Kaarka Codbixinta ee Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir. Cabdullaahi Salaad Yaroow oo ka tirsan Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo safar ku jooga magaalada...