Sunday, July 26, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kula kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka Soomaaliyeed waxaana Kulankaan uu horudhac u ahaa gogosha uu Madaxweynuhu ku baaqay inay qabsoomto 15ka Juun 2025. In kastoo aan si rasmi ah Villa Soomaaliya u cadeeynin cidda rasmi ah ee tagi doonta gogoshaan,...
Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay diyaarad nuuca qumaatiga u kaca (helicopter) oo ay lahaayeen ciidamada Burundi, kuwaas oo dhawaan isaga baxay tuulada Xawaadley ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Diyaaraddan oo lagu daabulayay ciidanka Burundi ee ku sugnaa Xawaadley, ayaa la sheegay in ay cilad farsamo qabsatay, taasoo keentay in si degdeg...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxa ay xukuno kala duwan ay ku riday Shabakad farsameeyn jirtay Gaadiidka Qaraxyada loo adeegsado kadib markii lasoo gabagabeeyay dhageysiga dhammaan dacwadihii lagu soo eedeeyay eedeysanayaasha shabakadaan. Shabakadaan waxaa qeyb ka ah nin lagu magacaabo Cabdinaasir Maxamed Xasan oo ku eedeysan in uu Al...
Duqeymo cirka ah oo cusub ayaa laga fuliyey 4 goobood oo ku yaalla inta u dhaxeysa dooxooyinka Baalade iyo Miiraale, waxaana qaaday sida ay Puntland sheegtay diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka oo si joogto ah u beegsata Daacish. War-saaafadeed kasoo baxay taliska howlgalka ka dhanka ah Daacish ayaa lagu sheegay, in...
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay duqeyn dhanka cirka oo lala eegtay kooxda Daacish ee ka dagaalanta deegaano ka tirsan gobolka Bari ee Puntland. Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in duqeynta oo ay iska kaashadeen dowlada Federaalka Soomaaliya, Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay inuu soo dhoweenayo gogosha wadatashiga Qaran ee uu todobaadkaan iclaamiyay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. "Waxaan soo dhaweynayaa muddaynta gogosha uu fidiyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ee ku saabsan in wadatashi Qaran laga yeesho arrimaha masiiriga ah ee dalka, kuwaas oo...
Shaqaalaha rayidka ee Dowladda Puntland ayaa wajahaya mushaar la’aan ba’an, iyadoo aysan wax mushaar ah qaadan muddo afar bilood ah sanadkan 2025. Qaar kamid ah shaqaalaha oo la hadlay Warbaahinta ayaa u sheegay in sanadkan oo dhan kaliya ay heleen mushaarka bishii February, kaas oo la bixiyay bisha March. Taas...
Wargeyska Stars and Stripes ayaa qoray in walaaca sii kordhaya ee ku aaddan weerarrada kooxaha argagixisada gaar ahaan Daacish ee ka dhaca Galbeedka Afrika iyo xaaladda murugsan ee Soomaaliya ay sabab u noqdeen in Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka (Pentagon) dib u eegto istaraatiijiyaddeeda Afrika. Taliyaha guud ee ciidamada Mareykanka ee Afrika...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025. War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada, ayaa lagu sheegay in shirkani la isugu keeni doono madaxda dowladda federaalka, madaxda dowlad-goboleedyada, siyaasiyiin hore, xisbiyada siyaasadeed, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka. Go’aanka...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid shir deg deg ahaa ayaa ansixiyey soo jeedin ka timid Wasaaradda Amniga Gudaha oo la xariirtay inuu noqdo Agaasimaha cusub ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad. Agaasimaha cusub ee hay'adda NISA ayaa xilkaan kala wareegi doona Agaasimahii...