Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland C/xakiin Cabdullaahi Camey ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay kulan dhawaan dhaxmaray guddoomiyaha gobolka Nuugaal iyo xubno ka tirsan urur diimeedka lagu magacaabo Al- Saadicuuna Bil Xaq oo looga dhawaaqay qeybo ka mid ah dalka.
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa sheegay in ururka Al-Saadicuuna Bil Xaq uu...
Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayay wax qabadka dhaqaatiir howlo caafimaad oo samafal ah ka soo qabtay qaar ka mid ah gobolada ay abaaruhu saameeyeen ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Munaasabadan oo aheyd mid si weyn loo soo agaasimay ayaa waxaa soo qaban-qaabiyey Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association), waxaana ka...
Koox hubeysan ayaa xalay Magaalladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ku dilay nabadoon caan ahaa, sida goob-joogayaal ay sheegeen.
Nabadoonka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Jaamac Diirshe (Maxamuud Fareey), sidoo kalana marxuumka waxaa uu ahaa Ganacsade.
Dilka marxuumka ayaa waxaa uu ka dhacay Waqooyiga magaalladda Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug,...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre.
Arrimaha kulanka looga hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Amniga Qaranka, Maareynta Maaliyada, Abaaraha, xaalada shuban-biyoodka, Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo arrimo kale.
Warbixinta amniga ayaa lagu xusay in qorsheyaasha howlgalka...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay war- murtiyeed ku saabsan wada-hadaladii u-socday maamulladda Galmudug iyo Ahlu-Sunna.
Khilaafka labada dhinac ayaa soo jiitamayay mudo sanado ah, waxaana dowladda Federaalka ay dadaal ugu jirtay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka, maadaama hadda loo socdo doorashada madaxweynaha mamulkaasi.
30-ka bishan ayaa loo...
La taliyaha amniga Qaranka DF Soomaaliya Xusseen Macalin ayaa kulan uu la qaatay wakiilada beesha caalamka faah faahin dheeraad ah ka siiyay qorshaha amniga Qaran ee lagu wajahayo dhismaha ciidamada.
Kulan oo ka dhacay xarunta Xalane ayaa sidoo kale waxaa ka qeybgallay wasiirka wasaarrada gaashaandhiga xukuumada Soomaaliya C/rashiid Cabdullaahi, iyaga...
Madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah, iyadoo wada hadalo labo geesood ah uu dhex maray Wafdiga Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golihisa wasiirada.
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo labada dal dhex maraya,...
Madaxda dowladdaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi ah, iyadoo wada hadalo labo geesood ah uu dhex maray Wafdiga Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Erdogan oo ay wehliyaan xubno ka tirsan golihisa wasiirada.
Wasiiradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo labada dal dhex maraya,...
Koox hubeysan ayaa saaka xaafadda Maana-Booliyo ee degmadda Shibis ku dilay sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Nabad Sugida dowladda Soomaaliya.
Sarkaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Maxamuud Xaaji Cali, sida dadka deegaanka ay noo sheegeen.
Kooxdii dilka geysatay oo Bastoolado ku hubeysnaa ayaa ka baxsaday goobta dilka uu...
Koox hubeysan ayaa maanta Xaafadda Xaawa-Taako ee degmadda Wadajir ee Gobalka Banaadir dil iyo dhaawac ugu geystay laba wiil oo la sheegay in ay wada dhasheen.
Labada wiil ee la weeraray ayaa lagu kala magacaabaa Saney Maxamed Wehliye iyo Mustaf Maxamed Wehliye, sida laamaha ammaanka ee degmadda Wadajir ay sheegeen.
Mid...


















