Monday, April 20, 2026
Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Xamze Cabdi Barre, Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Saalax Jaamac, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir  iyo dhammaan madaxda dowlad goboleedyada ayaa ka qeyb galay shirkan. Ololaha milatari iyo kacdoonka dadweynaha ee ka...
Mid kamid ah beelaha daga Hargaysa, Burco iyo Ceerigaabo, ayaa shir ay Burco ku yeelatay, madaxweynaha Somaliland ku eedeysay in uu sharciga ku xadgudbay, waxayna soo saartay go'aamo taabanaya doorashooyinka. Afhayeen go'aamada beesha warbaahinta u akhriyay, ayaa sheegay in beeshu ay go'aan ku gaadhay in la helo heshiis ay u...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen Odawaa Yuusuf Raage iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada Mareykanka ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhanka Milliteriga ah ee ka dhaxeeya labada dal, xilli ay socdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab. War ka soo baxay difaaca Soomaaliya ayaa lagu sheegay in taliyaha militariga Saraakiisha...
Madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federaalka Soomaaliya ayaa bilaabay in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, si ay uga qeyb galaan shirka madasha wadatashiga qaran. Shirkaan oo daba socda shirkii bishii september ay yeesheen dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada ayaa looga arrinsanayaa arrimaha hortebinta u leh dowlad dhiska, iyo...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay labo nin oo katirsan ururka Daacish. Aadan Cali Maxamed Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamed Faarax, ayaa dhowr bilood ka hor lagu riday xukunno dil ah kadib markii lagu helay inay falal dil ah ka geysteen magaalooyinka Boosaaso iyo Muqdisho. Labadan nin ayaa...
Banaanbaxyo waawayn oo looga soo horjeedo dilka xildhibaan Juweeriya Subcis ayaa maanta ka dhacay magaalada Jigjiga, gaar ahaan xaafadda ay deggnayd xildhibaannada geeriyootay. Dadka banaanbaxa samaynayay ayaa ka careysnaa dilka badheedhka ah ee loogaystay Xildhibaanad Juweeriya Subcis, dadku waxa kale oo ay ku dhawaaqayeen Erayo ay kamid ahaayeen " Juweeriya...
Shirkadda shidaal baarista ee Coastline Exploration ayaa ugu deeqday $1.4m oo cunto ah 6,000 oo qoys oo ku nool guud ahaan Soomaaliya si ay gacan uga geystaan gurmadka macaluusha abaaraha. Coastline Exploration oo dhawaan dowladda Soomaaliya ay u saxiixday heshiis sahmin shidaal baaris ah waxay sheegtay in deeqdani ay caawinayso...
Guddida Arrimaha Guddaha ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa wasiirka arrimaha guddaha ku eedaysay in uu ka dhaga adaygay codsiyo ay guddidu kulan kaga dalbatay. Xildhibaan  Axmed Nuur Guruuje oo ah guddoomiyaha guddida, ayaa wasiir Maxamed Kaahin Axmed, ku eedeeyay in uu si cad iskaga dhaga tiray dalabka guddida. "Waxay ahayd ballantu...
Ururka Al-Shabaab ayaa burburiyay dhismayaal isgaarsiineed iyo ceelal riig ah oo ku yaallay magaalada Qaayib ee gobolka Galguduud. Alshabaab ayaa burburintan sameeyay maalin ka hor inta aysan ka bixin magaalada Qaayib, halkaas oo ay ciidamada xoogga dalka ay la wareegeen gacan ku heynteeda. Sawirro lagasoo qaaday ayaa muujinaya burburka baaxada leh...
Dowladda Soomaaliya ayaa maanta warbixinta buuxda kasoo saartay dagaaladdii ka socday gobolka Shabeeladda dhexe, waxayna sheegtay in ciidamada qalabka iyo kuwa deegaanka oo taageero ka helaya saaxiibada caalmiga ah ay laayeen horjoogayaal iyo dagaalamayaal ka tirsan kooxda Alshabaab. Dowladdu waxay sheegtay in howgalladan lagu burburiyay gaadiid Alshabaab u siday saanad...