Saciid Dheere, oo ah Taliyaha ciidanka Daraawiishta maamulka Puntland ayaa sheegay in dagaalkii dhawaan ka dhacay tuulada Af-urur ay ku dileen 25 dagaalyahanno oo ka tirsanaa Al Shabaab oo ay ku jiraan saraakiil sar sare.
“Qorshaha maamulka hadda waxaa uu yahay sidii amniga loo adkeyn lahaa, kooxaha argagixisadana talaalabii ugu...
Wafdi heer sare ah oo ka kala socda Qaramada Midoobey, Midowga Africa, Ururka Caalamka Islaamka (OIC), xubno ka kala socday wadamada Sacuudiga, Kuwait, Qatar ayaa soo gaaray Muqdisho iyagoo u kuurgalaya xaalada Geeska Afrika ee Abaaraha.
Dhanka Dawlada Federaalka waxaa kulankan muhiimka ah uga qeybgalay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, Wasiirka...
Dowladda Sacuudiga ayaa lagu waramayaa in ay cadaadis ba’an ku saareyso dowladda Soomaaliya in ay dib uga laabato mowqifka ay ka qaadatay khilaafka ka taagan wadamada Carabta islamarkaana xiriirka u jirto dowladda Qatar.
Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in dhaqaale Sacuudigu uu u balanqaaday in uu siinayo Soomaaliya uu...
Golaha Wasiirada Somailand oo uu hogaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay inay si toos ah u taageerayaan xulafadda Sucuudiga iyo Imaaraadka ay xidhiidhka u jareen wadanka Qadar.
Somaliland ayaa sheegay in aanay ogolayn cid kasta oo taageerta argagixisadda ama nabadgalyada caalamka wax u dhimaysa,...
Maamulka Gobolka Baay ayaa sheegay in ay bilaabeen baaritaanno ku aadan dad shalay lagu dilay iska hor imaad ka dhacay Magaalladda Baydhabo ee xaruunta goblka Baay.
Ugu yaraan 14 ruux ayaa dhintay halka 15 kalana ay ku dhaawacmeen, kadib markii ciidamo ka wada tirsan Maamulka Koofur Galbeed ay ku dagaalameen Baydhabo.
Iska...
Taliyaha hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Mudane C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, oo xalay ka qeyb-galay kulankii looga hadlayay ammaanka magaalladda Muqdishu ayaa sheegay in aysan jiri doonin qof loogu dulqaadanaayo in uu qash-qasho ammaanka.
Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga...
Kulan looga hadlayay ammaanka caasimadda oo ay ka qeyb-galeen Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida iyo Booliska Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay magaalladda Muqdishu.
Kulanka waxaa kasoo baxay go’aanno cusub oo lagu darsayo ammaanka, kaas oo si gaar ah...
Xarakadda Al Shabaab ayaa xalay Madaafiic ku garaacay saldhigyo ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin degaanka Number 50 ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Dadka degaanka ayaa sheegay in ciidamadii madaafiicda lagu garaacay in iyagana ay madaafiic kale ay ku jawaabeen.
Lama shaacin khasaaraha ka dhashay madaafiicda waxaana dhinaca kale saaka deggan xaaladda degaanka.
Bishii...
Wararka xiligan naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa seegaya in toogasho ay ka dhacday goor dhowayd xero ay ku sugan yihiin dadka soo barakacay.
Goob joogayaal ku sugan Baydhabo ayaa warbaahinta u sheegay in toogashadan ku dhinteen ilaa Lix ruux halka 9 kalana ay ku dhaawacmeen.
Falkan...
Wasaaradda amniga dowlad goboleedka Jubaland ayaa degmada Doolow ee gobolka Gedo kusoo bandhigay afar nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab iyo walxo ay wasaaraddu sheegtay in laga sameeyo qaraxa.
Raggan ayaa lagu eedeeyay in ay ku howlanayaan in walxaha qarxa ay ku dhex farsameeyaan magaalada Baladxaawo, si...


















