Qarax Xoogan oo Goor dhaw laga maqley Muqdisho iyo aga gaarkeeda.

0
532

Qarax xoogan oo loo maleynayo in loo adeegsaday gaari ayaa goor dhaw ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan oo ahaa mid siweyn looga malqay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa la ogeyn wali halka rasmiga ah ee bartilmaameedkiisu u ahaa.

Ciidamada sugiyada nabad-galyada ayaa lagu arkayaa waddada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama iyaga oo mar marka qaarna rasaas riday.

Wixii warar ah ee ka soo kordha qaraxan waa idin soo gudbin doonnaa.

warsom2011@gmail.com