Waxaa weli socda badbaadinta dadkii wax ku nqodey, dab aan horey loo arag isaga oo kale oo qabsadey dhisme aad u dheer oo gaaraya 24 dabaq galbeedka magaalada London ee dalka Ingriiska. Dabka ayaa kacay saqdii dhexe ee Arbacada saacaddu markey ahayd xiliga London 01:00am.
Booliska ayaa xaqiijiyey dhimashada 6...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Albashiir, waxana ay ka wada hadleen cilaaqaadka qotada dheer ee ka dhexeeya labada bulsho ee walaalaha ah iyo sidii ay Sudan iyo Soomaaliya u yeelan lahaayeen iskaashi dhinacyo badan leh.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa...
Ugu yaraan shan qof oo xoola dhaqata ah ayaa la rumeysanyahay in lagu dilay Tuulo u dhow degaanka Qeydaro ee Bariga Gobolka Mudug, sida dadka degaanka ay sheegeen.
Dilka shanta ruux ayaa la aaminsanyahay in ay ka dambeeyeen koox maleeshiyaad ah oo weeraray tuulada.
Maamulka Gobolka Mudug, wali kama uusan hadlin...
Isbahaysiga tallada haya ee dalka Norway, ayaa soo jeediyay qorshe lagu mamnuucayo Niqaabka ama in dumarka ay wajiga dabooshaan marka ay joogaan goobaha waxbashada ee dalka oo dhan.
Dowladda ayaa waxaa ay arrintaasi u sababeysay in ay cabaqad ku tahay xiriirka.
Mas'uuliyiinta ayaa ballan qaaday mamnuucidda Niqaabka sanadkii la soo dhaafay.
“Ma...
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magaalada Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Waxayna ka wada hadleen dadaallada Soomaaliya ugu jirto xasilinta dalka, iskaashiga labada dal, Dhaqaalaha iyo horumarka.
Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu dhiggiisa Itoobiya kala hadlay sidii uu dalka Itoobiya u kordhin lahaa taageerada uu siiyo...
Wasiirka Maaliyadda Federaalka Cabdiraxman Ducaale Bayle ayaa soo xiray shir looga arinsanayey sidii loo midayn lahaa canshuuraha furdooyinka ee dalka, waxaana shirka ka soo qayb galay Wasiirada Maaliyadda Maamulada dalka, Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan arrimaha Maaliyadda, Gudiga dib u habaynta Maaliyadda, Bangiga Dhexe iyo khubaro ka socotay Wasaaradda Maaliyadda.
Shirka...
Wafti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda dastuurka C/Ramaan xoosh Jibriil ayaa maanta soo gaaray caasimadda Puntland ee Garoowe, wuxuuna xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.
Wasiirka oo socdaalkiisa Garoowe ay ku weheliyay masuuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda federaalka, waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeeyay Wasiirka Wasaarada Dastuurka Puntland...
Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka dowladda Federaalka Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah u furay shirka Wadatashiga Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xaalkooda kaasi oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka, laguna u qabtey Muqdisho.
Shirkan oo soconaya muddo afar maalmood ah Waxaa ka qayb galey Wasiirka Wasaarada Arimaha...
Dadka degaanka ayaa WARBAAHINTA u sheegay in Afar qof oo shacab ah lagu dilay degaan u dhow xadka Gobolka Galgaduud uu la wadaago Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Dadka shacabka ah ayaa la sheegay in lagu dilay degaanka Kaxan-dhaale ee Gobolka Galgaduud.
Mas’uuliyiin kamid ah degaanka ayaa sheegay in dilka ay geysteen maleeshiyaad...
Anthony Sawina, ayaa lagu xukumay Isniintii shalay 39 sano oo xabsi ah, kadib markii uu rasaas ku furay gaari ay saarnaayeen dhallinyaro Soomaali ah oo u socday masjid.
Rasaastii gaariga lagu furay ayaa waxaa ay dhaawacday laba ruux oo gaariga saarnaa, waxaana toogashadaasi muslimiin badan ay ku sheegeen in ay...


















