Guddoomiyaha Maxkamadda ugu sarraysa David Maraga, ayaa sheegay in ay ogaadeen in wax isdabomarinno badan ay dhaceen, wuxuuna amray in 60 maalmood gudahood lagu qabto doorasho xalaal ah.
Guddiga doorashada ayaa ku dhawaaqay in madaxweynaha talada haya Uhuru Kenyatta uu ku guulaystay doorashada, isaga oo ka horreeyay Raila Odinga 1.4...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa shalay la ciiday Cudubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka.
Farmaajo, ayaa ciidanka ku ammaanay doorka ay kaga jiraan Difaaca Dalka iyo garab istaaga Shacabka, sida hadalka uu u dhigay.
“Waxaan maanta halkan idin kugu imid in aan idin soo booqdo oo aan...
Sarkaal sare oo ka mid ah ciidamada dowladda Mareykanka, ayaa sheegay in suragal ay tahay in wali uu noolyahay hoggaamiyaha ururka la baxay Khilaafada Islaamka Abubakr al-Baqdadi.
Abubakr al-Baqdadi markii ugu horeysay ee la arkay waxay ahayd 2014.
Hadalkaas wuxuu khilaafayaa mid horey uu u sheegtay Ruushka oo ahaa in ciidankooda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay salaadii ciida Masjidka Shuhadaa ee Madaxtooyada Somaaliya kula tukaday dadweyne farabadan, ayaa sheegay in dhawaan uu bilaaban doonno howlgalo Shabaab looga sifeynayo gobolada dalka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/llaahi Farmaajo oo khudbad dher jeediyay salaadii Ciidda kadib ayaa...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu fikir ahaan ka soo horjeedo go’aanka maxkamada sare ee dalka ay ku baabi’isay guushii uu ka gaaray doorashadii Augusto, laakiin waxaa uu sheegay in uu ixtiraamayo una hogaasami doono.
"Maxkamadda go'aan ay gaartay fikir ahaan ma taageersani , laakin waan xushmeynayaa...
Dadweynaha Somaliland ayaa saaka u dareeray gudashadda salaaddii Ciidal Adxa, waxaana dadweynuhu iskugu soo baxeen garoomada waaweyn ee ku yaalla magaalooyinkoodda.
Dadweynuhu markiii ay ka soo dareereen labadda ragcadood ee salaadda Ciidda ayaa hal mar waxa camirmay wadooyinkii iyo hoteeladdii la iskuguu yimaado, waxaanu qof waliba ku soo labistay dhar...
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa waxba kama jiraan ka soo qaadday doorashadii dhawaan ka dhacday dalka, taasoo uu ku soo baxay madaxweyne Uhuru Kenyatta.
Go’aankan ayaa ka dhigaya doorashadii madaxweyne Uhuru Kenyatta mid aan ansax ahayn, loona baahan yahay in mar kale doorashada dib loo qabto.
Go’aanka ayaa sidoo kale doorashadii...
War ka soo baxay wasaarada arimah dibada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ka dalbatay dowladda Mareykanka in ay ka gacan siiso dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.
Qoraalka ka soo baxay wasaarrada arimaha dibada ayaa u dhiganaa siddan :
AMISOM oo ka garab dagaallameysa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa ay...
Ra’iisal wasaaraha dalka Iraq Haider al-Abadi ayaa ku dhawaaqay in ay dib uga qabsadeen kooxda Daacish magaalada Tal Afar iyo guud ahaan gobolka Nineveh Ninweh.
War ka soo baxay xarunta madaxtooyada ee magaalada Baghdad ayuu Al-abadi ku sheegay in guud ahaan magaalada Tal Cafar ay hadda ku jirto gacanta ciidanka...
Gudoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Sh Cusmaan Jawaari ayaa hambalyo ku aadan munaasabadda Ciida Carrafo u diray ummadda Soomaaliyeed.
Madaxda dowladda ayaa dhinaca kale maanta salaada Ciida dad badan kula oogay masjidka Isbaheysiga ee magaalladda Muqdisho.
Boqolaal dadweyne ah ayaa lagu arkayaa waddooyinka magaalladda Muqdisho iyo guud ahaan magaallooyinka gobollada dalka...


















