Sunday, August 16, 2026
 Cabdi Faarax Laqanyo oo horay u soo noqday guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan ayaa munaasabad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho uga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle. Odayaal iyo waxgarad munaasabada ka qeybgallay ayaa sheegay in musharaxa u qalmo qabashada xilkan, iyaga oo ka codsaday...
Dowladda Mareykanka ayaa si adag Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay hub Nukliyeer ah, waxaana ay cambaareyntan qeyb ka noqoneysaa dhaleeceen is daba joog ah oo loo jeedinayo Kuuriyada Waqooyi. Pyongyang ayaa sheegtay in ay si guul ah u tijaabisay Bam Nukliyeer ah oo ay xambaari karaan gantaalada ridada dheer. Donald Trump madaxweynaha...
Xaalad degenaasho ayaa ka jirta deegaanka Buula-Gaduud ee gobolka Jubbada Hoose oo subaxnimadii hore ee saakay ay weerar ku qaadeen xoogagga ka tirsan Al-shabaab. Dagaalamayaash Al-shabaab ayaa Subaxnimadii hore ee saakay waxaa ay weerar culus ku qaadeen saldhig ay ciidammada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Buulo-Guduud oo qiyaastii 30 km...
                    Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan arrinta ku saabsan Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, sheekadaasi oo beryahan si weyn loo hadal hayo. Inkastoo dowladda si rasmi ah aysan uga hadal, in Qalbi-Dhagax loo gacan geliyay dowladda Ethiopia, haddan Maamulka Addis Ababa ayaa xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya...
                    Wasiirka Arrimaha dibedda ee dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa ugu baaqay dowladda Bangladesh in ay albaabadeeda u furto Muslimiinta Rohingya ee kasoo cararaya dhibaatooyinka ka taagan is-maamulka Rakhine ee galbeedka dalka Myanmar. Wasiirka ayaa hadalkaasi ka sheegay khudbad maalintii koowaad ee ciida uu u jeedinayay taageerayaasha xisbiga AK ee ku...
                    C/llaahi Aadan Xuseen Cirro oo ah taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in ay ka hortagayaan dagaalyahannada Al Shabaab ee looga adkaaday dagaallada ka socda Goboladda Koonfurta in ay gaaraan Koonfurta Mudug iyo Galgaduud, sida uu hadalka u dhigay. Taliyaha ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan looga...
                        Maleeyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa saaka aroortii weerar qorsheeysan ku qaaday saldhig ay ciidamada Jubaland iyo kuwa xoogga dalka ku lahaayeen deegaanka Buulogaduud oo qiyaastii 30 KM dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Kismaayo. Wararka ayaa sheegaya in Al-shabaab ay gudaha u galeen deegaanka Buulogaduud, ayadoo adeegsanaya gaadiid walxaha qarxa laga...
Dab xoogan oo goor dhaw ka dhacay Suuqa Bacaad degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir, ayaa lagu waramayaa in uu ku sii fidayo goobo hor leh oo ka mid ah isla suuqa. Goob joogayaal ayaa sheegay in dabkan oo markii hore ka kacay qeybta dharka lagu iibiyo uu hadda ku sii...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo dadweyne isku soo baxay kula hadlaya Suuqa Burma ee magaalada Nairobi, ayaa ku tilmaamay guddoomiyaha maxkamada sare ee Kenya iyo garsoorayaasha ‘’Burcad’’ kaddib go’aankii ka dhanka ahaa natiijadii doorashadii Augusto ee maalintii shalay maxkamadu soo saartay. Waxaa gabi ahaanba la baabi'iyay natiijadii ka soo...
Barkac xoogan ayaa ka bilaaay deegaanka Cagaare oo dhaca Koonfurta degmada Laascaanood kaddib markii dabley halkaa ay ku dileen Afar ruux sida uu WARBAAHINTA u sheegay Maxamuud Warsame Cali oo ku  sugan  Karin-dabayl-weyn. Goob joogahan ayaa sheegay in dabley hubeysn ay rasaas ku fureen dad ku sugnaa goob maqaaxi ah waxaana...