Sunday, August 16, 2026
                    Dowladda Colombia iyo mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN), ayaa gaaray heshiis ku dhisan xabbad-joojin, sida ku cad qoraal labada dhinaca ay soo saareen. Dhexdhexaadiyeyaasha ka socday mucaaradka Ciidamada Xoreynta Qaranka ee (ELN) ayaa sheegay in heshiis xabbad-joojin ku meel gaar ah ay la saxiixdeen dowladda Colombia. Madaxweynaha Colombia Juan Manuel...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax miino oo deegaanka Ceelasha biyaha ee dulleedka magaalada Muqdisho lala eegtay gadiid ay la socdeen ciidamo ka tirsan militariga dowladda Soomaaliya. Goob joogayaal la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qaraxa oo loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay lala eegtay gadiid marayay waddada...
 Ciidamada amaanka magaalada Boosaaso ee dowlad gobolleedka Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya. Ninkan ayeey saraakiisha booliisku sheegeen in shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada in ay tahriibaan. “Waxaa lagu guuleystay in gacanta...
                        Somalia ayaa markii ugu horeysay taariikhda ka qayb-galaysa ciyaaraha adduunka ee World MiniFootball Cup ,waxaana tartankan oo ka dhacaya dalka Tunisia qayb ka ah xulal waa weyn oo kubad-da dunida caan ku ah. Wafdiga Somalia uga qayb-galaya tartanka ayaa waxaa uu ka kooban-yahay kooxda dalkeena u  matalaysa tartanka oo ay...
                    57 askari oo ka tirsan Boliiska dowladda Kenya oo lagu arkay calaamadaha xanuunka daacuun-calooleed-ka ayaa la dhigay xarumo caafimaad oo ku yaalla Magaallooyinka Nairobi iyo Kajiado ee dalkaasi Kenya. Warbahinta dalka Kenya, ayaa maanta si weyn u hadal haya munsiibada ku habsatay ciidanka nabad-gelyada ee dalkaasi. Askarta xanuunsan ayaa waxaa kamid...
                    Xildhibaan Maxamuud Xuseen Yuusuf oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Hirshabeelle, ayaa sheegay in meel wanaagsan ay mareyso qaban-qaabada doorashada madaxtinimada ee maamulkaasi. Xildhibaanka, ayaa sheegay in aysan dhici doonin dib-u-dhac ku yimadda xiliga doorashada, sida uu hadalka u dhigay. 12 bishan September, ayaa la filayaa in Magaalladda...
                        Laba askari oo ka tirsan bilayska dalka Kenya ayaa la dilay Axaddii shalay iyaga oo ilaalo ka haya kaniisad ku taalla meel u dhow badweynta Hindiya. Kooxda weerarka geysatay ayaa waxaa ay saarnaayeen Mooto, waxaana loo maleynayaa in ay ka tirsanaayeen Al Shabaab. "Baaritaan ayaa la bilaabay, weerarkan ma ahan mid...
                    75,000 oo Muslimiinta Rohingya ah oo ka barakacay dhibaatooyinka loogu geysanayo dalkooda Myanmar, ayaa galay dalka Bangladesh. Afhayeenad u hadashay hay’adda UNHCR, ayaa Al Jazeera u sheegtay in tan iyo markii qalalaasaha ay bilowdeen 25 bishii August in barakaca uu socday. Wararka ka imaanaya dalka Myanmar ayaa sheegaya in xaafado badan...
                        War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda ee dalka Masar, ayaa lagu cambaareeyay weerarkii shalay Al Shabaab ay ku qaadeen saldhiga ciidanka dowladda ee ku yaalla deegaanka Buulo-Guduud ee duleedka Magaalladda Kismaayo. Bayaanka dhinca kale waxaa lagu muujiyay in Masar ay ixtiraamayso xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya...
Tan iyo wixii ka danbeeyay soo ifbixii warka ku saabsan in dowladda federaalka Soomaaliya u gacan galisay dowladda Itoobiya sarkaal sare oo la sheegay in uu ka tirsanaa Jabhada ONLF oo lagu magacaabo Cabdikariin Muuse Qalbi –Dhagax, waxaa sii xoogeysanaya dhaleeceyn loo jeedinayo dowladda federaalka Soomaaliya. Gaar ahaan warbaahinta bulshada...