Wasaaradda Arrimaha Debedda Soomaaliya oo isbedel ku sameysey Safiirada 8 Dal Soomaaliya u Fadhiyey.
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa is bedel ku sameeyay Safiirada illaa 8 dal oo bishii hore loogu yeeray inay dalka ku yimaadaan muddo 30 cisho ah, si isbedel loogu sameeyo.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah is bedelo la doonayo in lagu sameeyo Safiiro muddo xil heyntooda ay dheeraatay, waxaana wajiga hore...
Cabdiraxmaan Caynte oo madaxwaynaha Soomaaliya u magacaabay Safiirka Soomaaliya u fadhiya doona dalka Ingiriiska ayaa xilkii safarnimo iska casilay,
Safiirka hore ee ingiriiiska ayaan kula xiiriiray bartiisa arimaha bulshada ayaa ii xaqiiyey is casilaadiisa uu iigu sheegay arimo isaga u gaara.
Cabdiraxmaan Caynte oo ahaa Wasiirkii hore ee wasaarada Qorshaynta iyo...
Qareenada guddiga doorashada Kenya ayaa sheegay in doorashada ku celiska ah ee Khamiista ay qabsoomi doonto sida uu markii horaba qorshuhu ahaa kaddib markii garsoorayaal ku filan ay soo xaadiri waayeen fadhi gaar ah oo ay maxkamda ugu sarreysa dalka ka yeelan lahayd arrintan.
Maxkamadda ayaa lagu waday in ay...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib safar qaatay saddex cisho oo uu ku tagay dalalka deriska ee Cidiamada ka jooga Soomaaliya.
Isaga oo warbaahinta kula hadlayay gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayuu sheegay in in dalalkii uu booqday uu kala hadlay sidii...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM halkaa ku dad shacab ah oo Ardey u badnaa.
Qof goobjooge ah oo magaciisa u qariya sababo dhinaca Amniga ah ayaa u sheegay warbaahinta gudaha in ciidamada AMISOM dileen dad rayid...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii shalay socdaal ku tagay dalka Jabuuti ayaa kala hadlay Dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle Ammaanka Soomaaliya, madaama Jabuuti qeyb ka tahay howlgalka midowga Africa AMISOM.
Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda iyo Shacabka Jabuuti sida ay isku bar bar taageen Soomaaliya waqtiyadii...
M/weynaha Puntland C/weli Cali Gaas oo Sheegey in ay Aqbaleen Casumaada uu Fidiyey M/weyne Farmaajo.
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas dhinaca kalana guuddoomiye ka ah madal ay ku midoobeen madaxweynayaasha maamullada dalka ka jira, ayaa sheegay in ay aqbaleen ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee 28ka bishan ka dhacaya Muqdisho.
‘’Anniga oo ku hadlaya Afka madasha maamul gobolleedyada dalka...
Maxkamadda ugu sarreysa dalka Kenya ayaa lagu wadaa inay maanta go'aan ka gaarto in ay qabsoomi karto iyo in kale doorashada madaxtinnimada ee ku celiska ah ee loo ballansan yahay Khamiista.
Maxkamadda ayaa ka jawaabeysa dalab degdeg ah oo loo soo gudbiyay oo ku aadan in dib loo dhigo doorashada.
Hogaamiyaha...
Ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali khayre ayaa maanta lagu wadaa in uu ka duulo garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho isaga oo ku sii jeeda dalka Turkiga.
Xubno ka tirsan xafiiska ra'iisal wasaaraha ayaa warbaahinta u sheegay in ra’iisal wasaare Khayre uu maanta anbabaxayo dalka Turkiga, isaga oo halkaasi...
Dawladda Federalka ah oo eedeyn uu u Jeediyey Maamulka Gobolka Hiiraan/Maxey la xiriirtaa eedeyntu?.
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka in aysan diyaar u aheyn waqtigan wax ka qabashada nabad-galyada dalka iyo dib –u-heshiisiin loo sameeyo bulshada Soomaaliyeed.
Cali Jeyte ayaa sheegay in dowladda dhexe ay mashquul ku tahay sida uu hadalka u dhigay siyaasado kale, halkii loo...


















