Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Bayle oo Sheegey in Xildhibaanada Barlamaanka Canshuur laga Go’ynayo.

0
643

Wasiirka Wasaarrada Maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa warqad uu 9-kii bishan u qoray Guddoomiyaha Golaha shacabka ayuu ku wargeliyay in Xildhibaanada aan wax canshuur ah laga goyn, wixii ka dambeeya October 2017 la bilaabi doono canshuurista Gunnada ay qaataan.

Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa laga qaadayaa canshuurista Gunnada ay qaataan, taasoo noqoneysa markii u horeysay ee Xildhibaanada laga qaadi doonto canshuurta ku waajibtay.

Akhriso Lifaaqa Hoose :

 

warsom2011@gmail.com