Waxaa xalay soo xirmay goobihii doorashada madaxtinimada dalka Kenya, iyadoo hadda lagu howlan yahay tirinta codkii la dhiibtay si marka danbe loo soo saaro natiijada kama danbeysta ah cidda ku guuleysatay doorashada ku celiska ah ee dalkaasi mar kale ka dhacday.
Laakiin dhinaca kale marka la eego doorashadan waa ay...
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa booqday Isbitaallada ay ku jiraan dadkii ku dhaawacmay qaraxii 14kii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Booqashada ra’iisal wasaaraha wasaaraha waxaa ku wehlinayay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga, Wasiirka Amniga Soomaaliya iyo Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Dhaawacyadan ayaa isugu jira kuwo...
Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku sheegtay eedeymo inta badan loo jeediyo oo ah in aysan bixin mishaaradka kala duwan ee shaqaalaha dowladda iyo ciidamada oo marar badan oo hore arrintan cabasho ka keenay.
Wasiirka wasaarada maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beylle ayaa sheegay in si joogta ah loo...
Agaasimaha Hay’adda Nabad sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe ayaa ku dhalleeceeyey beesha caalamka gaar ahana waddamada US, UK iyo Qaramada Midoobay inay ka gaabiyeen inay hay’adaha amniga Soomaaliya ku caawiyaan khibrad iyo qalab farsamo si ay uga hortagaan weerarada Al-Shabab.
Sanabaloolshe ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay soo dhowaynayso garab...
Qoraal ay soo saareen danjirayaasha reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Nairobi ayey ku sheegeen in ay si murugo leh isha ugu hayaan arrimaha doorashada ee ka socda Kenya.
Waxay sheegeen inay ka xun yihiin wax ay ugu yeereen "faragelinta sii socota ee labada dhinac ay ku wiiqayaan hawlaha madaxa banaan...
Dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyaad ka soo kala jeeda maamulka Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ka dhacay degaanada Gacmafuule, Cali Waal iyo Godad oo dhammaantood dhaca Bariga Gobolka Mudug.
Dagaalkan oo soo bilowday aroornimadii hore ee saakay ayaa waxa ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka nuucyadiisa kala duwan, maadaama...
War ka soo baxay maamulka Galmudug ayaa ku eedeynaya xukuumada Soomaaliya in ay wali ka wadaan deegaannada Galmudug dhaqdhaaqyo siyaasadeed oo ka dhan ah madaxweyne Axmed Ducaalle Geelle Xaaf.
Warkan ayaa shaki galinaya ka qeybgalka Galmudug ee shirka uu ku baaqay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo isugu yeeray...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay guri ku yaal degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir kaa oo la sheegay in halkaa lagu farsameeynayay.
Qofkii Qarax diyaarinayay ayaa la sheegay in uu isla goobta ku geeriyooday, waxaana sidoo kale halkaa ku dhaawacmay xubno ka tirsan qoyskiisa.
Ciidamo ka...
Dowlada Mareykanka ayaa ku guubaabisay dhamaan shacabka reer Kenya in ay isdajiyaan oo ay diidaan qalalaaso isla markaana u hoggaansamaan mabaadi,da dastuurkooda, xilli maanta loo dareerayo doorashada madaxtinimada ee dalkaasi.
Bayaan kasoo baaxay waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu aad uga walwalsanyahay dadaalada sii soconaya ee...
Shacabka ku dhaqan dalka Kenya ayaa maanta oo Khamiis ah u dareeray goobaha cod bixinta ee doorashada ku celiska ah ee horay u go’aamisay Maxkamadda sare ee dalka Kenya.
Ammaanka ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaa ciidamo la geeyay goobaha ay ka socoto cod bixinta oo ay dadka safaf...


















