Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada gobolka ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo ka mid ah dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.
Madaxweynaha iyo wafdigii la socday waxaa garoonka diyaaradaha Addis Ababa ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin uu horkacayay wasiirka Arrimaha dibadda...
maalintii 3aad ee ololaha xisbiyadda Somaliland ayaa maanta waxa dhoolatus balaadhan ku soo dhigay magaalooyinka waaweyn ee Somaliland xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ahayd maalintii uu ololaha u lahaa.
Goboladda waaweyn ee Somaliland waxa uu xisbiga WADANI u kala diray madaxdiisa sar sare, waxaana magaaladda Hargeysa dadweynaha taageera xisbiga...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo magaalada Jowhar uga qeybgalay munaasabada caleemo saarka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo hadal qaaday khilaafka DF iyo maamul gobolleedyada.
Ra’iisal wasaaraha ayaa qiray in uu jiro wax xooggaa kala aragti duwanaasho siyaasadeed oo u dhaxeysa DF iyo maamulada dalka...
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa Maanta Magaalada Muqdisho soo gaarsiisay dawooyin loogu tala galay dadkii ku wax yeeloobay Qaraxii 14-tii bishan ka dhacay magaalada Muqdisho.
Mas’uuliyiin ka socotay dowladda Imaaraadka Carabta ayaa ku wareejisay dawada Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
Waxa ay sheegeen in dowladda Imaaraadka Carabta ay kaalin muuqda...
Somalida ku nool magaalada Ottawa ee dalka Canada ayaa isugu yimid kulan baroor diiq ah oo lacago loogu aruurinayay dadkii ku waxyeeloobay qaraxii asbuucii hore ka dhacay magaalada Muqdisho , isla markaana ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof.
Qaraxan ayaa si dareen leh waxa uu u wada taabtay dhamaan...
Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shbeelle waxaa Goordhow gaaray Madaxda maamul goboleedyada si ay uga qeyb galaan munaasabada caleemo saarka madaxweyne Waare.
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed,Puntland, iyo Galmudug ayaa waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar ku soo dhaweeyay madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.
Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaana iyana...
Dibadbax ballaaran oo lagaga soo hor jeedo hishiiskii ay Somaliland iyo Maamulka Khaatumo laba cisho ka hor kukala saxeexdeen magaalada Caynaba ayaa ka dhacay shalay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.
Waxgarad, oday dhaqameedyo, Cuqaal, Waayeel ,Dhalinyaro iyo bulshada kala duwan ee magaalada ayaa isgu soo baxay garoonka kubada cagta...
Kulankii shalay ee xildhibaannada Aqalka sare ayaa siweyn looga dheehan karay kala qeysanaanta ka dhax jirta gollaha ee la xiriirta xiisada u dhaxeysa dowladda federaalka iyo maamul gobolleedyada.
Kulanka oo uu shir guddoominayay Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa waxaa aragtidooda arrintan ku saabsan ka dhiibtay xidhibaanno dhowr ah oo siyaabo iska...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda in ay gaaraan magaalada ee xarunta maamul gobolleedka Hirshabeelle, halkaa oo lagu qabanayo munaasabada calleemo saarka madaxweyne Maxamed Cabdi Waaare.
Waxaa sidoo kale Jowhar tagaya oo la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada calleemo saarka madaxweynaha Hirshabeelle...
Madaxwnaha dowladda SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku jooga dalka Uganda, ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaa Yoweri Museveni.
Labada Madaxweyne waxa ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, amniga gobolka iyo la dagaalanka kooxaha argagixisada ah.
Madaxweyne Farmaajo ayaa uga mahad celiyay dowladda Uganda kaalinta muhiimka ah ee...


















