Waxa isa soo taraya qasaaraha ka dhashay qaraxyo is xigxigay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Hotel Naasa Hablood 2, waxaana lagu soo waramayaa in dadka geeriyooday uu kamid yahay Xildhibaan Hore C/naasir Gaarane.
Xildhibaanka iyo masuuliyiin kale ayaa markii uu weerarku dhacayay la sheegay in ay...
https://youtu.be/l7hDB43CkrI
warsom2011@gmail.com
Sagaal masaajid oo ku yaal gobolka Minnesota ayaa lacag gaaraysa $240.000 kun oo Dollar u uruuriyey dadkii ku wax yooloobay qaraxii 14 Oktoobar ka dhacay magaaladda Muqdisho .
Hadaba kulan ay habeenimadii xalay ay ku qabteen qaar ka mida culumo-udiinka sagaalkaa xarumood Masaajidka Karmel ee Minneapolis ayeey ku cadeeyeen tirada lacagta...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa kala diray Baarlamaanka goboleedka Catalan, isagoo ku baaqay doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay oo dhaca dhamaadka sanadkan.
Baarlamaan goboleedka Catalan ayaa shalay u codeeyay inay noqdaan dal ka madax banaan Spain, taasoo ka dhalatay jahwareer siyaasadeed.
Ra’iisul Wasaaraha Spain ayaa sheegay in la baal...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Qarax miino lagu dhaawacay guddoomiyaha degmada Cadale oo lagu magacaabo Maxamed Muuse.
Guddoomiyaha ayaa la sheegay in gaari uu la socday lagu bartilmaameedsaday deegaanka lagu magacaabo Garsaale xili uu ku sii jeeda dhinaca magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle.
Guddoomiyaha ayaa...
Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in ay xoojinayso howlgalka ka dhanka Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida ee ka socda Xeebaha Soomaaliya iyo meel kale ee ka baxsan.
Waxaa ay sheegtay in ay muhiim tahay in laga shaqeeyo ciribtirka Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida oo Sanadkaan soo laba kacleeyay.
Afhayeenka wasaaradda Arrimaha dibadda Shiinaha Geng Shuang ayaa...
Qaraxii 14 bishan October ka dhacay Isgoyska Zoope ee magaalada Muqdisho waxaa ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyadeed , waxaana markiiba bilaawday gurmad loo fidinayo dadkii ay wax yeellada ka soo gartay qaraaxa oo ka kala imanayay dalka gudihiisa iyo dibeda intaba.
Shirkada Korantada BECO oo ka mid ah...
Iyadoo loo balansan yahay 28ka bishan oo beegan maalinta berri ah in uu Muqdisho shir wadatashi ah oo u dhaxeeya dowladda federaalka iyo maamulada dalka ka jira, ayaa waxaa Muqdisho soo gaaray qaar ka mid ah madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada dalka ka dhisan.
Madaxweynayaasha Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed Maxamed Cabdi Waare...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed oo la hadlayay maanta Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in maamulkiisu qorsheynayo in hal waddo oo kaliya isticmaalaan gadiidka xamuulka qaaday magaalada Muqdisho.
‘’Waxaa qorshaheenu yahay in waddo kaliya loo yeelo gadiidka xamuulka qaaday, waxaana arintaan aan ka wada shaqeyneynaa iskaashatooyinka gaadiidka iyo weliba...
Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan dalka Turkiga ayaa la kulmay Madaxweynaha dalkaasi Rajib dayid Erdogan.
Madaxweyne Erdogan iyo Raiisul Wasaare Khayre ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada dalka iyo xoojinta doorka dowladda Turkigu ka qaadanayso la dagaalanka Al-shabaab oo dowlada Somalia...


















