Tuesday, August 18, 2026
Dacwad oogayaasha dalka Spain ayaa sheegay in ay diyaarinayaan dacwad ka dhan ah hogaamiyihii xilka laga qaaday ee Catalonia, Carlos Puigdemont,. Xafiiska madaxa dacwad soo oogaha Spain ayaa sheegay in dacwadaha ka dhanka ah Mr Puigdemont lagu wado in la soo bandhigo maanta oo isniin ah. Mr Puigdemont ayaa diiday in...
Danjiraha gaarka ah Midowga Afrika (SRCC) ee Soomaaliya, Ambassador Francisco Madeira, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii Sabtidii ina dhaaftay ka dhacay Hotelka Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho. Mr. Madeira ayaa marka hore wuxuu tacsi u diray Ehelada dadkii lagu laayay weerarka, isaga oo sidoo kale kuwii dhaawacmay ugu duceeyay...
Kulan goor dhaw ay ku yeesheen magaalada Muqdisho xubnaha gollaha wasiirada ayaa looga dhawaaqay in xilalkii ay hayeen laga qaaday Taliyeyaasha Booliska iyo Nabadsugida. Kulanka oo ahaa mid aan caadi ahey ayeey gollaha wasiirada isku raaceen in xilalka laga qaado taliyayaasha Booliiska iyo Nabad-sugida Jen C/xakiin Daahir Saciid iyo C/llaahi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah Xarunta Madaxtooyada uga furay shirka wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada. Shirkan ayaa Madaxdu waxa ay ku gorfeynayaan arrimaha siyaasadda dalka, wada shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo dagaalka ka dhanka ah argagixisada Alshabaab. Wasiirka...
Waxaa soconaya kulamo hor dhac ah oo u dhaxeeya mas’uuliyiinta dowladda iyo madaxda maamul goboleedyada oo ku wada sugan magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa la sheegay in uu hor dhac u yahay shirka goor dhow u furmaya Madaxda, kaasoo looga hadlayo khilaafka dowladda iyo maamul goboleedyada, xaaladaha nabadgelyo ee dalka, arrimaha...
  Saraakiisha hay’addaha Amniga Soomaaliya ayaa sheegay in ay soo afjareen weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay gudaha u galeen. Tirada dhimashada ayaa la sheegayaa in ay ka badan tahay 20 qof halka dhaawacuna uu ka badan yahay 30 qof. Inta la xaqiijiyay dadka dhintay...
Waxaa lagu waddaa Magaalada Muqdisho in uu maanta ka furmo Shirka Madaxda maamul gobolleedyadda iyo sidoo kale dowladda Soomaaliya. Shirkaan ayaa horay waxaa u shaaciyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed, waxaana lagu wadday in uu furmo shalay,inkastoo uu dib u dhacay oo maanta lagu balamay. Waxaa Magaalada Muqdisho ku sugan dhammaan...
Waxey aheyd dhacdo cajiib ah oo isugu jirtay badbaadin iyo naf hurnimo kaddib markii Haweenney ku dul Umushay diyaarada Jubba Airways xili ay ku jirtay dulimaadkeedii caadiga ahaa. Diyaarada oo ka soo duushay magaalada Hargeysa kuna soo jeeday Muqdisho dullimaadkeeduna ahaa ilaa Nairobi ayaa xili ay dulmareysay deegaanka Qabri Dahare...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war ka soo saaray weerarkii galabta Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 ee degmada Xamar weyne, isagoo ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay weerarkaas. War saxaafadeed goor sii horeysay laga soo saaray Madaxtooyada, saacado kaddib qaraxyadii gil gilay Hotelka Naasahablood 2 ayaa lagu sheegay in weerarkaas aanu marna...
Wasiirkii arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa ka mid noqday siyaasiyiin xalay ku geeriyootay weerarkii cuslaa ee lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Koonfur Galbeed ayaa xaqiijiyay geerida Wasiirka. Waxaa uu ka mid ahaa siyaasiyiinta degan Gudaha Hoteelka, waxaana la...