Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya,Bashiir Ciise Cali ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Shilin Soomaaliga cusub ee dowladda qorsheyneyso in ay soo daabacato.
Wasiirka maaliyadda Federaalka ayaa Sabtidii shir jaraa'id ku soo bandhigay naqshadda lacagta cusub oo isugu jirta 10,000 iyo 5,000, lacagtan waxaa ay noqon karta midda ugu wanagsan...
Kulankan oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ee Muqdisho ayaa dhex marey Wasiirka cusub ee Wasaaraddaasi Xassan Cali Maxamed “Amar Dambe” iyo BG Pietro Addis oo ah taliyaha xafiiska howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya gaar ahaan qeybta tababarada.
Saraakiisha Midowga Yurub ayaa ugu horeyn ugu hambalyeeyey wasiirka cusub ee...
Saraakiil uu horkacayo taliyaha howl-galinta ciidamada xoogga dalka General Maxamed Sheekh Madoowe ayaa booqasho ku tagay deegaanka Baar Sanguuni oo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed dhawaan ay kala wareegeen Al-Shabaab.
Taliyaha iyo saraakiishii la soctay ayaa booqday deegaanno dhowr ah oo ku yaalla duleedka Magaalada Kismaayo,kuwaasoo ay saameeyeen dagaalladii ugu dambeeyay.
Taliyaha...
Dowladda Spain ayaa aqbashay in markabkii siday muhaajiriin gaaraya 629 qof kadib markii Talyaniga iyo jasiiradda Malta ay diideen in markabka uu ku soo xirto dekadohooda, sida lagu sheegay wakaalada wararka ee Reuters.
Markabkan ayaa muhaajirintaan oo ay ka mid ahaayeen 123 da’yar ah oo aan cidi wehlin, 11 caruur...
Wasiirka Amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuuker Ducaale Isloow ayaa Heshiis dib loogu dhisayo ciidamada Booliska Soomaaliya heer federalka iyo heer dowlad Goboleed la saxiixday Peter De Clercq oo ah ku-xigeenka wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u Qaabilsan arrimaha Soomaaliya ahna Isku-duwaha howlaha gargaarka aadaminimo ee Soomaaliya.
Heshiiskaan oo...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump iyo Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong-un ayaa ku kulmay goor dhow jasiirada Sentosa ee dalka Singapore.
Kulankan oo caalamka oo dhan indhaha uu ku hayo ayaa labada madaxweyne ay isku salaameen, waxana uu Madaxweynaha Maraykanka sheegay inay sharaf u tahay inuu la kulmayo Kim Jong-un...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xalay afur iyo casho ah ugu sameeyay guriga uu ka degen yahay magaalada Muqdisho qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada qalabka sida kana soo jeeda dowlad goboleedka Hirshabelle.
Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii wax loogaga qaban lahaa ammaanka deegaanada uu ka kooban...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xafiiskooda Diiwaangelinta ayaa Maanta Gudoonsiiyey Shan Xisbi Siyaasadeed Shahaadada KMG,kuwaas oo Kusoo Biirey Toban Xisbi Siyaasadeed oo hore Shahaadada kmg u Haystey,Xisbiyadan oo Kala ah Xisbiga Socod,Xisbiga Dadka,Xisbiga Caddaaladda iyo Badbaadada,Xisbiga Xal Qaran,iyo Xisbiga Shaqsiyada iyo Wadaniyada.
Kulankan Shahaado Gudoonsiinta Xisbiyada Siyaasadeed ee Shanta...
Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Axmed Maxamed Islaam oo tagay deegaanada Gosha oo ay howlgalka ka wadaan ciidamada Jubbaland iyo kuwa xoogga dalka ayaa ku bogaadiyay ciidamada howlgalladooda ka dhnka ah Al-shabaab.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqday deegaannadii ay ka dhaceen dagaalladii ugu danbeeyay ee dhaxmaray ciidamada Jubbaland iyo Al-shabaab...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya baxaya dagaal xalay laba jeer ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka magaalada Muqdisho kdadib weerar ay dagaalamayaasha Al-shabaab ku soo qaadeyn deegaankaasi.
Dadka deegaanka Siinka Dheer oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in koox hubeysan oo ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ay...


















