Sunday, November 8, 2026
Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo u waheliyo madaxa golaha wasiirrada dowlad-gobolleedka , Sheekh Axmed Shaakir ayaa maanta si wadajir ah uga dhagax-dhigay magaalada xarunta ah ee Dhuusamareeb, saddex mashruuc oo muhiim u ah dowlad-gobolleedka. “ Dhuusamareeb waxaan la dooneyna inay yeellato muuqaal kale iyo in laga arki...
Waxaa lagu wadaa in dalalka Mareykanka, Canada iyo Mexico ay si wadajir ah u marti gelinayaan Koobka Adduunka ee sanadka 2026 dhici doona, kaddib cod bixin ka dhacday dalka Ruushka oo berri ka furmaya Koobka Adduunka ee sanadkan. Cod bixinta loo sameeyay saddexdan dal oo la isku yiraahdo Waqooyiga Ameerika...
Wasaaradda Ganacsiga ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucay alaabaha carruurta ku ciyaaraan sida qoryaha, bastooladaha iyo baaruuda ee loo yaqaano Toys oo inta badan la isticmaalo maalmaha Ciida. warsom2011@gmail.com
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto uu soo saaray goor dhow xilkii uga qaaday agaasimayaasha hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Puntland. Saraakiisha xilka laga qaaday ayaa kala ah, agaasimaha hay’adda sirdoonka ee PIA, Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo agaasimaha hay’adda nabadsugidda ee PSS , Cabdullaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle). “...
Dowladaha Talyaaniga iyo Faransiiska ayaa billaabay eedeymo ay warbaahinta isu marinayaan kadib markii dhawaan Talyaanigu uu diiday in Dalkiisa uu ku soo xirto Markab siday dad muhaajiriin ah. Giuseppe Conte oo ah Raiisul wasaariha dalka Taliyaaniga ayaa si kulul uga jawaabay eedeeyn uga timid madaxwaynaha Faransiiska Emmanuel Macron,taasi oo ku...
Dibedbaxayaasha ayaa maalintii labaad isugu soo baxay waqooyiga Itoobiya si ay u muujiyaan in ay ka soo horejeedaan warbixintii ay dowaladda toddobaadkii hore ku dhawaaqday oo ahayd in dowladdu ay Eritrea ku wareejineyso dhulka la isku haysto ee ku yaallo xuddudda Eritrea. Wararka ayaa sheegaya in dibadbayasha ay ku dhawaaqayeen...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay la kulmay dalladaha ay ku midaysanyihiin culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay culumada diinta in ay dardar geliyaan kaalintooda kaga aaddan dagaalka ka dhanka ah afkaaraha xagjirnimada ah. Madaxweynaha ayaa sheegay in wadajirka iyo wada-shaqeynta culamadu ay asaas u tahay qorsheyaasha cirib-tirka argagixisada iyo...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xooggag ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidamada dowladda ku lahaayeen degmada Qansax-dheere ee gobolka Baay. Saraakiil ka tirsan militariga Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkaasi ay ku geeryoodeen Laba ka mid ah ciidamadii ku sugnaa fariisinka, halka ay ku dhaawacmeen...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay kormeerkiisii caadiga ahaa wuxuu ku tagay qaar ka mid ah isgoysyada Muqdisho, xarunta dambi baarista ee CID-da, xarunta taliska ciidamada nabadgelyada wadooyinka iyo xarunta tababarka ciidanka booliska Soomaaliyeed. Khayre oo kormeerkiisa ay ku wehlinayeen Wasiirka amniga Soomaaliya, Taliyaha ciidamada booliska, Taliyaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha danjiranimo ka guddoomay Safiirka dowladda Belgium ay u soo dirsatay Soomaaliya Mudane Nicolas Nihon. Nihon oo ah Danjirihii ugu horreeyey ee Belgium ay u soo magacawdo Soomaaliya ayaa Madaxwweyne Farmaajo u gudbiyey salaan uu uga siday Boqorka dalkaas Philippe...