Xerada qaxootiga Kakuma ee dalka Kenya oo ay ku noolyihiin bollaal Soomaali ah ayaa lugu qabtay bandhiga caalamiga ah TEDx ,waxaana marti ku ahaa oo guulaha ay nolasha ka gaareen ku soo bandhigay dad horey usoo marey nolasha qaxootinimo.
Bandhiga Sabtidii oo inta la ogyahay noqonaya midkii ugu horreeyay ee...
Waxaa dib loo furay qeybo badan oo xirnaa jidadka magaalada Muqdisho kuwaa oo maalmihii ugu danbeeyay dadka iyo gadiidka intaba loo diiday in ay isticmaalaan.
Jidadka dib loo furay ayaa maalmihii ugu danbeeyayba u xirnaa ciidamada amaanka Soomaaliya, arintaa oo siweyn ay uga soo horjeesteen shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisoow) ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta bacdamaa goobtaas ay tahay mid dan guud si loogu soo celiyo sideedii hore.
Duqa Muqdisho ayaa kal hore hakiyey dhismaha goobtan ka dibna u direy baaris rasmi...
Dagaalladan oo u dhexeeya ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dowlad goboleedka Jubbaland oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab ayaa saaka markale dib uga qarxay deegaanka Baar-Zanguuni oo qiyaastii 50 km dhanka waqooyi kaga beegan Kismaayo.
Maleeyshiyaadka Al-shabaab ayaa xalay weerar xooggan ku qaaday deegaanka Baar-Zanguuni oo dhawaan lagala wareegay, waxaana...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana kormeeray ra’iisal wasaaraha lagu sheegay in mid amniga la xiriira.
Ra’iisal wasaaraha ayaa tagay qeybo ka mid ah Isgoysyada Muqdisho oo xiligaa ay howlgalo kala duwan ka wadeen ciidamada u xil saran amaanka...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya deegaanka Baar-Sanguuni ee gobolka Jubbada hoose oo maalintii shalay weerar Ismiidamin ah ka geysteen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab.
Sidoo kale Jimihii ina dhaafay weerar Al-shabaab ay ka geysteen deegaanka ayaa lagu dilay Askari Mareykanka ah, iyadoo Afar kalana lagu dhaawacay weerarka.
Dadka deegaanka ayaa...
Saraakiil Dhalinyaro Soomaali ah ayaa tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Turkiga, halkaasoo muddo ku baranayeen casharo la xiriira heerarka iyo sharciyada kala duwan ee ciidamada leeyihiin.
Dhalinyarada Soomaalida oo gaaray 63 sarkaal ayaa loo tababaray qeybaha kala duwan ee ciidamada, waxaana ay tababar la qaadanayeen Saraakiil ka socotay NATO, saraakiil...
Guddiga difaaca Puntland oo maanta mar kale shir jaraa'id ku qabtay magaalada xarunta ah ee Garoowe ayaa ka jawaabay hadal dhawaan uu jeediyay guddoomiyaha xisbiga UCID ee Soomaaliland, Faysal Cali Waraabe.
Wasiirka arrimaha gudaha Puntland,Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) wuxuu sheegay inay ahayd wax laga xumaado hadalka Faysal Cali Waraabe oo...
Wasiirka Wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay wax-yaabihii u qabsoomay wasaarada maaliyada bishii la soo dhaafay ee May.
Wasiirka ayaa ka warbixiyay kulamo uu magaalada Nairobi kula yeeshay hay’addo caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha maaliyada iyo dowladdaha qaar ee...
Madaxweynaha dalka Mareynkanka Donald Trump ayaa sheegay in uu ka tacsiyeeynayo geerida Askari Mareykanka ah ah looga dilay Soomaaliya, kaddib weerar Al-shabaab ay ku qaadeen iyaga oo ku sugan deegaanka Sanguuni ee dalka Soomaaliya.
Qoraal kooban oo uu soo dhigay Boggiisa Twitter –ka ayuu ku sheegay in uu ka tacsiyeeynayo...


















