Xubno ka mid ahxafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo saraakiil ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa si horudhac ah ugu wajahan magaalada Doha ee caasimadda Qatar.
Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Caasimadda Qatar ee Doha uu ka furmi doono shirka Doha form oo ay ka qeyb...
Sida laga soo xigtay qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan uu la hadlo warbaahinta.
Guddoomiyaha ayaa la filayaa in uu faah faahin dheeraad ka ah bixiyo mooshinka la keenay in laga soo gudbiyay madaxweynaha dowladda...
Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir,Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa galinkii hore ee Isniintii maanta ku soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib muddo lix bilood ah oo u ka maqnaa caasimadda.
Xubno ka tirsan xisbiga iyo xildhibaanno ka mid ah Baarlamaanka ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho,iyagoo...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey ayaa maxkamadda sare ee Puntland u gudbiyay dacwad ka dhan ah madaxweyne Puntland, Cabdiweli Gaas, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.
Dacwadan ayaa salka ku haysa magacaabista guddiga xalinta khilaafaadka ee baarlamaanka ee dowladda Puntland oo madaxwayne ku-xigeenku ka horyimid guddigii madaxwaynaha uu magacaabay,iyadoo...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mahdi Maxamed Guuleed oo ku sugan dalka Jordan ayaa kulan la qaatay boqorka dalkaasi, Boqor Cabdalla.
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka iyo boqorka dalka Jordan ayaa ka wada hadlay adkaynta xariirka labada dawladooda,iyadoo boqorka dalkaas uu boggaadiyay horumarka ballaaran iyo soo kabashada baaxadda leh ee Soomaaliya...
Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan xabsi guri ku yahay madaxtooyada Soomaaliya.
Xildhibaanka oo hadal ka jeedinayay munaasabad lagu soo dhaweeynayay hoggaamiyaha xisbigga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame, waxaa uu sheegay in loo diiday iyaga...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta inteeda badan ka soconaya dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo mooshinka laga keenay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Wadada Maka Al-Mukarama iyo qeybo ka mid ah Waddada Wadanaha illaa Sodonka ayaa la arkayay dadweyne isugu soo baxay oo ku qeylinaya erayo ay uga soo horjeedaan...
Sanadkan ayaa ah mid ka duwan sanadahii hore ee munaasibadda xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanha madaama Soamalia ay ka mid noqotay Golaha Qaramada Midoobay. ee Xuquuqda Aadanaha.
Xuska maalinta caalamiga ee xuquuqda aadanaha ayaa ah mid bulshada looga wacyi galinayaay ilaaalinta iyo dhowrida xaquuqda Aadanaha iyo In la joojiyo...
War Saxaafadeed kasoo baxay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa lagu taageeray mooshin ay mudaneyaal ka tirsan baarlamanka dalka ka gudbiyeen madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Max'ed C/laahi Farmaajo, kaasoo uu qabtay gudoomiyaha Baarlamanka.
Halkan hoose ka aqriso war-saxaafadeed kasoo baxay golaha:
Iyadoo maalintii shalay tiro xildhibaanno ah guddoomiyaha Golaha Shacabka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa qaar ka mid ah xildhibaanna ku jiray liiska mooshinka la soo gudbiyay waxaa ay sheegeen in laga been abuurtay.
Saddexda xildhibaan ee kala ah Idiris Cabdi Dhakhtar, xildhibaan Sheekh Shaacir...


















