Monday, November 9, 2026
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guulleed Khadar ayaa dalka Jordan kula kulmay xoghayaha amniga gudaha Maraykanka, Kirstjen Nielsen. Ra’iisul wasaare ku-xigeenka iyo xoghayaha amniga gudaha Maraykanka ayaa ka wada hadlay arrimaha khuseeya labada dal gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah argagaxisada iyo taageerada dawladda Maray-kanka ee dib-u-habaynta ciidaanka. “Waxaa si...
Koox ku hubeysneyd bastoolado ayaa lagu waramayaa in ay hoygiisa ku dileen magaalada Muqdisho ganacsade lagu magacaabi jiray Cabdi Cismaan Afrax (Cabdi Biifane). Gaar ahaan toogashada ayaa ka dhacday Ex Koontarool Afgooye oo uu deganaa ganacsadaha waxaana sidoo kale kooxda weerarka geysatay la sheegay in ay dhaawaceen gabadh uu dhalay...
Waxaa lagu wadaa in magaalada Riyaad ee dalka Boqortooyada Sacuudiga madaxda wadamada Khaliijka, kaa oo noqonaya kulankoodii ugu horeeyay tan iyo wixii ka danbeeyay khilaaafkii soo kala dhax-galay dowladda Qatar dalalka kale oo isku dhac ah. Waxaa uu noqonayaa kulankan kii 9’aad ee GCC, waxaana loo madalsanyahay in diirada lagu...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee dowladda Soomaaliya Cabdi Xaaji Cabdullaahi oo labadii cisho ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa sheegay in inta badan laga heshiiyay tabashadii maamul gobolleedyada ee dowladda dhexe. Gaar ahaan waxaa uu sheegay in hadda ay harsan tahay oo kaliya in si fool ka...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka hor-yimid kala diridii uu Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ku sameeyay Guddigii Maaliyadda iyo La xisaabtanka Hey’addaha dowladda. War Qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha ayaa lagu sheegay in ay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo dhameystiraan xisaab xirka...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa hoygiisa qado ugu sameeyay guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka, guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka iyo wasiirka arrimaha dastuurka. Guddiga madaxa bannaan ee dib-u-eegista dastuurka iyo guddiga labada aqal ee dib-u-eegista iyo la socodka arrimaha dastuurka,...
Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madax ka socota jaamacadda Afrika ee xarunteeda ay tahay dalka Suudaan. Arrimaha kulanka lagu lafa guray ayaa waxaa ka mid ah xoojinta xiriirka labada dhinac, horumarinta waxbarashada dalka, waxaana...
 Gabdho Soomaali ah oo si iskood ah isku xilqaamay oo ka socda magaalada Melbourne ee dalka Australia ayaa gargaar caafimaad ka wada qeyba ka mid ah Soomaaliya. Gabdhahan oo leh xirfado isugu jira caafimaad iyo arrimaha bulshada ayaa waxay qalliino indhaha ah iyo kuwa haweenka si gaar ah ula xiriira...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ka qayb galay Tukashada Salaad Jinaaza ah iyo aas Qaran oo loo sameeyay Allaha u naxariistee Taliyihii iyo abaan duulihii Guutada 12-ka April ee Ciidanka XDS, Jan, Cumar Aaden Dubbad (Cumar Dheere) iyo Jen, Cabdi Cali Jammaame, oo shalay ku dhintay qarax ka...
Dalalka Nigeria iyo Soomaaliya ayaa kaalinta 1-aad iyo midda 2-aad uga jira waddamada ay sannadka 2018-ka ka dheceen falalka ugu badan ee la xiriira argagixisanimada ee guud ahaan qaaradda Afrika. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay'adda ganacsiga iyo nabadda ee saldhiggeedu yahay waddanka Australia. Qiimeynta caalamiga ah ee...