Monday, November 9, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo aan codkiisa la maqal tan iyo intii ay soo ifbaxday xiisada siyaasadeed ka dhalatay mooshinka ayaa ku baaqay in la dajiyo xaalada magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha magaalada Baydhabo in ay ka fogaadaan wax kasta oo colaad horseedi...
Deeqo Dhalac oo ah gabar Soomaaliyeed ayaa xalay oo talaado aheed ku guulaystay kursiga golaha dagaanka ee magaaladda South Portland ee gobolka Maine Waxaa ay si aad ah uga guulaystay nin in mudo ah ku lahaa ganacsi magaaladdaa oo lagu magagacaabo Doland ,waxay deeqa heshay 1,418 cod  halka isna helay 700 oo cod. Doorashadaan waxay...
Dowladda Soomaaliya ayaa shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha siisay 32 ruqsadood oo Kalluumeysi, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda C/llaahi Bidhaan Warsame. Shirkadda la siiyay ruqsada ayaa lagu magacaabaa COFA oo laga leeyahay dalka Shiinaha, ruqsad bixintan ayaa ah markii u horeysay muddo 30 sano ah oo si...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi ah maanta ugu ambabaxay dalka Qatar. Ra’iisul Wasaaraha oo casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Qatar ayaa la filayaa marka uu gaaro Dooxa in uu madaxda dalkaas la yeesho kulamo ay uga wada hadlayaan xiriirka labada...
  Heshiis lagu horumarinayo beeraha iyo waraabka ayaa waxaa maanta ku wada saxiixday   magaalada Muqdisho Wasiirka Beeraha & Waraabka XFS Mudane Saciid Xuseen Ciid, Safiirka Dowlada Talyaaniga Danjire Carlo Campanile, Wakiilka Soomaaliya ee Hay’adda Horumarinta talyaaniga Guglielmo Giordano (Italian Agency for Development Cooperation) iyo Hay’adda Qaramada Midoobay ee Beeraha iyo...
Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawed, ayaa maanta oo Arbaca ah kulan kula qaatay Caasimadda Sacuudiga ee Riyaadh, Boqorka Dalka Sacuudi Carabiya, Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis Al-Sacuud. Shirka ayaa looga hadlay ,sidii loo adkayn lahaa xiriirka Labada Dowladood, adkaynta ammaanka Gobolka Geeska Afrika, horumarinta Ganacsiga iyo Maalgashiga Dalalka dhaca...
Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay heshay warbaahinta ayaa lagu sheegay in 09kii bishan uu qabtay sida uu hadalka u dhigay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya. Qoraalka ayaa oo ku socday dhamaanba xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in mooshinkan ay...
Xildhibaano katirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa sheegay in guddoomiyaha ay u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal ayaa sheegay inuu qabtay mooshin ka dhan ah madaxweynaha. Xildhibaanada gudbiyay mooshinka ayaa ku doodaya in ay soo dhameystireen tiradii loo baahnaa, ayna ka war...
Soomaaliya ayaa la filayaa in maanta ay markii ugu horreysay muddo 30 sano ah si daahfuran u bixiso shatiyo kalluumeysi oo la siinayo iskaashatooyin ka soo jeedo dalka Shiinaha. Wasiirka kalluumeysiga iyo kheyraadka badda, Cabdillahi Bidhaan Warsame ayaa maanta saxiixi doonaa shatiyadaasi oo la siin doono iskaashatada COFA ee dalka...
Sareeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kormeer ku tagay Saldhigga ciidanka kumaandooska Danab oo ku yaalla  Degaanka Balidoogle ee Gobolka Shabellada Hoose, awuxuunala yeeshay kulumo is xog wareeysi oo ku aadan sida ay u socdaan howlgalada qorsheysan. Ciidankan ayaa ah kuwa fuliya weerarada gaarka...