Monday, November 9, 2026
  Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa goor dhow shaaciyay xubnaha ku tartamaya xilka madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka. Diiwaangelinta musharrixiinta waxa ay ku ekeyd shanta galabnimo ee Axadda galabta, waxaana ugu dambeyn la shaaciyay xubnaha musharrixiinta ee buuxiyay shuruuda isna diiwaangeliyay. 21 musharrax ayaa ku tartamaya xilka madaxweynaha oo...
Wasiirka Gaashaandhiga Eng:Ciise Xawar iyo taliyaha ciidanka Militeriga Somaliland Gen:Nuux Taani ayaa Somaliland ku soo dhoweeyey xoghayaha difaaca dawladda Ingiriiska  Gavin Williamson oo maanta ka soo degay  garoonka diyaaradaha ee Egal International Airport. Wasiir Ciise Xawar ayaa sheegay in cid kasta oo wax wada qabsanayaan soo dhoweynayaan,isla markaana xoghayha difaaca...
Munaasabadan abaal marinta lagu guddoonsiinayay saraakiisha Booliska AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Nigeria ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,tasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan xafiiska Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo saraakiil kal eoo ka tirsan Booliska AMISOM Saraakiisha Booliska AMISOM ee Nigeria oo ka howlgalo Soomaaliya ee...
  Guddiga doorashooyinka DRC Congo ayaa shaaciyay in ay dib u dhigeen Shaacinta Natiijadda doorashadii dhawaan ka dhacay dalkaasi. Iyada oo ay isa soo tarayaan baaqyada lagu doonayo in lagu shaaciyo natiijada doorashadii madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo ka dhacday, ayaa saraakiishu sheegeen in aan maanta oo Axad ah lagu dhawaaqayn. Gudoomiyaha...
Wararka ka imanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya ka wadaan hwlgal ballaaran xaafaddaha degmadu ka kooban tahay. Saraakiisha dowladda ayaa sheegay in howlgalkan yimid kaddib markii ay degmadu ku noq noqdeen weerarrada lagu qaado saldhigyada Al-shabaab iyo dilalka qorsheysan ee degmada ka dhaca. Qof...
Inkastoo xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres 04 bisha January uu sheegay in uu wakiil cusub u magacaabayo Soomaaliya, ayaa haddana dhinaca kale golaha Amaanka Qaramada Midoobey waxaa uu mar kale ku celiyay walaaca ay ka qabaan go’aankii dowladda Soomaaliya dalka uga saartay Nicholas Haysom oo ahaa ergeygii...
Gudiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed iyo Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Qaar Ka Socda ayaa Maanta Bilaabey in ay Kormeeraan Qaar Kamid ah Xisbiyada La Diiwaan Geliyey,kuwaasoo u Kuur Gelaya Hab sami u Socodka Hawlaha Xisbiyada iyo Xafiisyadooda,iyagoo Maanta Tagey Xarumaha Shan Xisbi Siyaasadeed kala ah Xisbiga Garsoor,Xisbiga NDP,Xisbiga...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-Gareen ayaa guddi gaar ah oo baaritaan ku sameeya u saaray tacadiyadii ka dhacay magaalada Baydhabo xiliggii lagu guda-jiray u diyaar-garoowgga doorashadii madaxweynaha. Lafta-Gareen ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay  Todobbo xubnood oo midi ay Haween tahay oo baara tacadiyadii ka dhacay  Baydhabo ee...
Xukuumadda Norway oo shaaca ka qaaday in lacag dhan 54.3 milyan oo dollar ay ku bixinayso dib u dhiska iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha Soomaaliya, waxayna sheegtay in dhaqaalahan ay Soomaaliya u soo marinayso Shirkado kala duwan oo hoos taga Bangiga Aduunka. Dhaqaalahan ayeey sheegtay Norway in ay ugu talagashay in...
  Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa goor dhow soo bandhigay habraaca doorashada iyo shuruudaha laga doonayo musharrixiinta tartamaya. Shuruudaha laga doonayo musharrixiinta waxaa ka mid ah in muddo labo sanno ah uu musharruxu dalka ku sugnaa , diiwaangelinta musharrixiinta madaxweynaha waxaa laga dhigay $20,000 (Labatan kun),halka madaxweyne ku-xigeenka...