Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) iyo Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo maanta ku guuleystay doorashadii ka qabsoontay Puntland.
“Waxaan Madaxweynaha cusub ee Puntland Siciid Deni iyo K/xigeenkiisa Mudane...
Wafdi ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaw u anbabaxay magaalada Garoowe ee xarunta maamul gobolleedka Puntland.
Wafdiga oo ka dhoofay garoonka diyaarada Aadan Cadde ayaa waxaa horkacaya Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, waxaana ka mid ah xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee dowladda oo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Cabdikariin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed) ayaa goor dhow shaaciyay natiijada doorashada madaxweynaha Puntland oo la isla soo gaaray wareegii saddexaad.
Wareega u dambeeyay ee saddexaad waxaa ku tartamay labada musharrax ee kala ah Saciid Cabdullaahi Deni oo helay 35 cod iyo Jen Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano oo helay 31...
Hadalkan oo ay Jeediyeen Madaxda Xisbiga Wadajir Waxa ay kaga Hadleen Siminaar Nabadeed oo U Socdey Xubno Xisbiga Kamid ah Lana Xiriirey Habka Dawlad Wanaaga Iyo Maamul Wadaaga Taas oo Ciidamada Amnigu Joojiyeen iyadoon Cidina Garaneyn Sababta Ka Danbesa ee Dhageyso Waakan Hadalki Madaxdu Ka Jeediyeen Banaanka Hore ee...
Ciidamada Booliiska dowladda Soomaaliya ayaa joojiyay siminaar hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho uga socday Xisbiga Wadajir oo ka mid ah Asxaabta siyaasada dalka.
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo goor dhaw bartiisa Facebook uga hadlay dhacdadan ayaa ku eedeeyay xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Amb. Mehmet Yilmaz oo ka socda dalka Turkiga oo booqasho ku yimid Somaliland.
Kulankan, ayaa lagaga wada hadlay xoojinta xidhiidhka wada-shaqayneed ee u dhexeeya labada dal ee Somaliland iyo Turkiga iyo ballaadhinta mashaariicda horumarineed ee ay Turkigu ka wadaan gudaha...
Militariga dalka Gabon ayaa saacadihii hore ee maanta ku dhawaaqay in ay la wareegeen tallada dalka xili madaxweynihii dalkaasi Cali Bongo uu muddo ka badan Labo cisho dalka dibedda uga maqan yahay.
Laakiin wararkii ugu danbeeyay ee soo baxaya ayaa sheegaya in Afganbigaasi noqon mid hergala oo waxaa xabsiga loo...
Maxkamada ciidamada qalabka sida dowladda Soomaaliya ayaa saakay xukun toogasho ah ku fulisay labo dhalinyarro ah oo ku eedeysnaa in ay horay u dileen nabaddoon.
Dhalinyarrada xukunka dilka ah lagu fuliyay oo lagu kala magacaabi jiray Cabdiraxman Ciise Cali Fiidow iyo Xasan Cali Xasan Keerow ayaa ku eedeysnaa in ay...
Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa maanta dhageysanaya khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo lagu waddo in maalinta berri ah la doorto.
Guddiga doorashada ayaa maalintii shalay sheegay in 21 musharax isku soo taageen ka qeybgalka doorashada madaxweynaha halka 11 musharax kalana ku tartami doonaan xilka madaxweyne ku-xigeenka.
Maalinta...
Xubno uu Horkacayo Commissioner C/raxmaan Dheere ayna Wehiliyaan Madaxa Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadda Maxamuud Maxamed Xasan (Sandheere) iyo Avv. C/naasir ayaa Maanta waxa ay Kormeer Ku Tageen Xarumaha Xisbiyada Kala ah Xisbiga Midnimada Bulshada Soomaaliyeed,Xisbiga Midnimada iyo Caddaaladda (TIIR) iyo Xisbiga Wadajir Kuwaasoo Dhamaan ay ka Socdaan Hawl maalmeedkii...


















