Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) oo shalay ay xildhibaannadu doorteen ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan dowladda federaalka iyo wadashaqeyn uu la yeesho hay'adaha dowladda dhexe.
"Dowladda dhexe waa dowladeennii.. Puntland-na waa muhiim oo waa meeshii aan joogno oo salka iyo baridda ahayd , waxaan isku dayi...
Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ,Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu soo magacaabo wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kaddib go’aankii dalka ka mamnuucayay ee ay dowladda faderaalka Soomaaliya ay kusoo rogtay wakiilka Qaramada Midoobay ,Nicolas Haysom oo ah inaan dalka laga rabin.
War qoraal ah oo uu baahiyay...
Milatariga Marekanka ayaa la sheegay inuu xadidiyo duqeymaha uu la beegsado dagaalyahannada al-Shabaab ee gudaha Soomaaliya,sida laga soo xigtay waaxda difaaca ee Marekanka.
Howlgallada milatariga Marekanka ee Soomaaliya ayaa gaabis noqday tan iyo markii uu Xoghayihii Difaaca ee dalka Maraykanka, James Mattis xilka ka deggay bishii hore.
Labo sarkaal oo ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa shalay ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha wadamada ku bahoobay Urur goboleedka IGAD ee ka howlaga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Intii kulanku socday, Wasiir Cawad waxa uu kaga hadlay horumarradii ugu dambeeyay ee Soomaaliya dhinacyada siyaasadda, ammaanka, dhaqaallaha iyo bulshada. Waxa...
Xildhibaan Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa loo doortay guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, markii uu helay wareeggii labaad ee doorashada 43 cod, halka musharraxa wareegga labaad kula tartamay ee Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed uu helay 23 cod.
Guddoomiyaha ku-meel-gaarka ah ee Baarlamaanka cusub ee Puntland , xildhibaan Xusseen Yaasiin Xaaji Diiriye ayaa...
Maxkamada gobolka Maroodi jeex ayaa xayirtay wakhtiyad habeenkii inuu shaqeeyo hoteelka Beerta libaaxyadda oo ahaa hudheel habeenkii lagu caweyn jirey.
Hudheelkan waxa cabasho ka soo gudbiyey dadweynaha la jaarka ah, isla markaana waxay boolisku cabashaadasi u gudbiyeen maxkamada gobolka Maroodi jeex,taasina waxay keentay in hudheelka habeenkii aanu shaqayn.
Eedaha ay dadweynuhu...
Munaasabad ay xilka ku kala wareegayeen gudoomiyaha cusub ee Jaamacada Benadir Dr. Maxamed Max'uud Biday iyo guddoomiyihii hore ee Jaamacadaas Dr. C/risaaq Axmed Dalmar ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Dr. Max'ed Max'uud Biday oo ahaa hormuudka Kuliyadda Caafimaadka ee Jaamacada Benadir ayaa shirweynihii sanadlaha ahaa ee Muasasada Benadir loogu doortay...
Guddiga doorashada guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayaa goor dhow ku dhawaaqay natiijada wareegga koowaad, marka la soo gabagabeeyay codeynta xildhibaannada.
Natiijada wareegga koowaad.
Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobe) 37 cod.
Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed 15 cod
Cabdiraxmaan Cali Jibriil 9 cod
Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 5 cod.
Wareega labaad waxaa usoo baxay,Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobe) iyo Cabdi Jamaal...
Danjiraha dowladda Soomaaliya ee Qaramada Midoobey Abuukar Cismaan (Abuukar Baalle) Khamiistii shalay ka dhax sheegay shirka Golaha Amaanka in aan la fara-galin siyaasadda gudaha Soomaaliya, labo maalmood kaddib markii ay dowladda Soomaaliya dalka ka eriday Nicholas Haysom oo ah wakiilka xoghayaha QM.
‘’Codsigeena Golaha Amaanka Wakiiladdooda waxaa ay leeyihiin Waajibaad...
Sida uu warbaahinta u xaqiijiyay mas’uul ka tirsan maamulka degmada Warta-Nabadda Ex Wardhiigley, koox hubeysan ayaa goor dhaw toogasho ku dishay taliyihii Saldhigga degmada.
Taliyaha ayaa la sheegay in lagu toogtay meel aan ka fogeyn saldhigga degmada, iyadoo ay goobta ka baxsadeen kooxdii dilka geysatay.
Ma jirto faah faahin intaa dhaafsiisan...


















