Inkastoo dowladda Kenya ay sheegtay in ay soo afjartay weerarkii dabley ka tirsan Ururka Al-shabaab ay ku qaadeen dhismayaal isugu jiray hotello iyo xafiisyo dowladdood, ayaa haddana waxaa la maqlayaa rasaas ka dhaceysa agagaarka goobta uu weerarku ka dhacay.
Tiro ka badan 15 ruux oo ay ka mid yihiin dad...
Waxaa isa soo taraya khasaaraha dhimasho ee weerarkii galinkii danbe ee maalintii shalay dabley ka tirsan Al-shabaab ku qaadeen dhismayaal ku yaala 14 Riverside ee deegaanka Westland ee galbeedka magaalada Nairobi.
Dadka weerarka ku dhintay waxaa ka mid ah muwaadiniin u dhashay dalalka Mareykanka iyo Britain, sidoo kale waxaa iyaguna...
Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar gelinkii dambe ay dabley hubeysan ku qaadeen Hotel caan ah iyo dhismayaal ka ag dhow oo ku yaala 14 Riverside ee deegaanka Westland ee galbeedka magaalada Nairobi.
Ugu yaraan 15 ruux ayaa illaa hada la xaqiijiyay inay lagu dilay weerarka, 11 ka...
Howlgal qaatay in ka badan 12 saacadood kaddib waxaa baraha bulshada ka soo muuqday meydadka qaar ka mid ah raggii weeraray Dusit hotel magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Ragga meydadkooda la soo bandhigay ayaa ka mid ahaa Afar dagaalyahan oo saacadihii ugu danbeeyay muuqaalkooda lagu soo bandhiga baraha bulshada oo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed.
Madaxeynaha iyo xubnaha la socda ayaa ujeedka socdaalkooda wuxuu yahay sidii ay uga qeyb gali lahaayeen Caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Lafta Gareen oo Beydhabo ka...
Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa Isgoyska Howlwadaag ku toogtay mid ka mid ah dhalinyarradda ku shaqeysatay gaadiidka yar yar ee Mooto Bajaajka.
Dad ku sugnaa goobta ay toogashadu ka dhacday ayaa warbaahinta u sheegay in wiilkan la dilay Askariga toogashada geystay uu dhaxmaray muran, kaddibna askariga uu rasaas ku...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa galinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Baydhabo,halkaas oo lagu soo dhaweeyay.
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo hoggaaminayay wafdi xildhibaanno federaalka ah waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbee,Cabdicasiis Xassan Maxamed (Laftagareen) iyo mas'uuliyiin kale oo maamulka ka tirsan.
Ujeedka socdaalka uu Baydhabo ku gaaray guddoomiyaha Baarlamaanka iyo...
Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhawaacmay is rasaaseyn la sheegay inay u dhaxeysay labo shirkadood oo korantada ka shaqeeya magaalada ganacsiga ah ee Boosaaso,sida ay mas'uuliyiinta xaqiijiyeen.
Duqa degmada Boosaaso, Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan oo ka hadlay iska horimaadka waxa uu sheegay ciidanka amniga inay xireen ilaa 15 qof oo...
Saraakiisha dowladda Kenya ayaa sheegay in ay wali la tacaalayaan sidii loo soo afjari lahaa weerarkii qorax dhicii maanta oo Talaado ah koox hubeysan ku qaadeen dhismayaal isugu jiray hoteello iyo xafiisyo dowladdeed magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Taliyaha ciidamada booliiska Kenya Joseph Boinet ayaa sheegay in Laamaha amniga si...
https://youtu.be/hHkH1V4GLm0


















