Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweynihii hore Cabdiweli Gaas,kaddib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada.
"Waxaa farxad wayn ii ah iyo maamuus inan si rasmi ah xilka ugu wareejiyo, madaxweynaha la doortay ee Siciid Deni". ayuu yiri Cabdiweli Gaas oo inta...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Max’ed Islaam oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa degmada Afmadow ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarun lagu tababari doono ciidamada Daraawiishta Jubbaland.
Munaasabad kooban oo ka dhacday goobta laga dhagaxdhigayay xarunta ayaa waxaa sidoo kale goob-joog ka ahaa saraakiisha ciidamada Jubbaland iyo qaar kamid ah...
Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa ansixiyay wax ka bedelka xeerka hanti dhowrka guud ee Qaranka.
Mudaneyaal gaaraya 163 xildhibaan ayaa ogolaaday in wax laga badelo xeerka jalka ay diideen 13 xildhibaan in badel lagu sameeyo xeerka mana jirto cid ka aamusay.
Maxamed Mursal Guddoomiyaha golaha shacabka mudane ayaa sheegay inuu ansax...
Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa u gudbiyay Golaha Shacabka xeerka wax ka badalka guddiga Agaasinka Bangiga dhexe ee Soomaaliya oo lagu waddo in uu maanta ka dooddo Golaha.
Xeerka ayaa u qornaa siddan :
Markuu la arkay Baahida loo qabo :- Soo saarista xeer maamul oo haggaya soo...
Wasiirka Maaliaydda Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle mar uu warbaahinta la hadlayay ayuu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda Maaliyadda intii uu joogay iyo qorshahooda sanadkan 2019 ee bilowga ah.
Wasiirka Maaliaydda Somaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle mar uu warbaahinta la hadlayay ayuu ka waramay waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda Maaliyadda intii uu...
Wararka naga soo gaaraya degmada Bu’aalle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa Ururka Daacish oo siweyn isaga oo horjeedaa Al-shabaab.
Sarkaalkan toogashada lagu dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Yaxye Xaaji Fiile, oo loo yaqaaney waxaana ay ku eedeeyeen...
Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta oo Isniin ah kulan xasaasi ah ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho, iyaga oo ka dooddi doona wax ka badalka xeerka Bangiga.
Arrintan ayaa dood adag ka dhax abuurtay mushtamaca Soomaaliyeed kaddib uu soo baxay war ku saabsan in sababta wax...
Isticmaalka Miisaaniyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ee sanadka 2019 ayaa maanta si rasmi ah u furmay ka dib munaasabada ballaaran oo ka dhacday magaalada Muqdisho,taasi oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin kala duwan .
Waxaa munaasabadda ka qeybgalay Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta si rasmi...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay'adaha dawladda , kuwa caalamiga ah iyo hay'adaha gaarka loo leeyahay.
Wasaaradda maaliyadda ayaa lagu amray ,iyadoo la ogeysiiyay xisaabiyaha guud ee Puntland,guddoomiyaha hanti dhowraha guud, wasaaradaha,ha'adaha gaarka loo leeyahay iyo...
Wararka ka imanaya magaalada Baydbabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in ciidamada maamulka koonfur Galbeed is hortaag ku sameeyeen kulan (Siminaar) halkaa uu ku qaban lahaa Xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud.
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka tirsan Aqalka sare islamarkaana...

















