Monday, November 9, 2026
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ayaa magaalada Beydhabo kulan gaar ah kula qaatay madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Axmed Karaash oo halkaa u tagay ka qeybgalka munaasabadii caleemo saarka madaxweynaha Koonfur Galbeed. Hoos ahaan looma oga wax ay ka wada heleen madaxweyne Famraajo iyo ku-xigeenka madaxweynaha Puntland, hasse ahaatee waxaa xusid mudan...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dib u dhigay safar ay gudoomiyaha aqalka Kongarees-ka maalmaha soo socda ku tegi lahayd magaalada Brussels iyo dalalka Afgaanistaan iyo Masar, waxaa uuna go'aankaasi sabab uga dhigay hakinta ku timid qayba ka mid ah adeegyadda dowladda. "Waxaan hubaa in dib u dhigista xafladan xiriirka dadweynaha...
Dowladda Qatar ayaa ku wareejisay Wasaarradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya tiradii ugu badneyd gaadiidka dagaalka. Ilaa 68 gaadiidka gaashaaman ah ayeey dowladda Qatar ku wareejisay dowladda Soomaaliya waxaa ay gaadiidkan ugu talagashay in ciidamada militariga dowladda Soomaaliya isticmaalaan xiliyada ay jiraan dagaallada. Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa gaadiidkaan waxaa lagu  wareejiyay...
Dowladda Itoobiya ayaa Arbacadii Shalay ahayd sheegtay in ay dagaal kula jirto kooxo Hubeysan oo ay ku tilmaantay cadaw lid ku ah ammaanka, kuwaas oo qalalaasa ka wada Galbeedka Gobolka Oromiya. Dowladda ayaa meesha ka saartay eedeymo kaga yimid mid ka mid ah  shanta garab ee Jabhadda OLF, iyagoo xukuumadda...
Wafddi uu hoggaaminayo wasiirka amniga Xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Isloow Ducaale oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa la kulmay wasiirka arrimaha gudaha dalkasi Suleyman Soylu iyagoo ka wada hadlay arrimo badan oo ku saabsan xiriirka labada dhinaca. “Waxaan xooga saaraynaa sidoo loo adkeyn lahaa xiriirka...
Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim  ayaa loo heystaa dilka  Marxuum  Ex, Alifle Boliis Salaad Xasan Maxamed dilkaas oo ka dhacay Ex, Kontorool Afgooye 06-bishii 10-aad ee sanadii tagtay. Dable Xoogga Dalka Maxamed Cabdiraxmaan Ibraahim   ayaa si jees-jees ah u dilay AUN Ex, Alifle Boliis  Salaad Xasan Maxamed, waxa ayna...
Mulkiilaha Afro Deli  Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa shalay oo ahayd Arbaco sheegay in ay siin doonaan Qado bilaash ah shaqaalaha u shaqeeya dawladda federaalka oo hakad ku yimi shaqadoodii & mushahaaraadkoodii dawladda dhexe ayna shaqaalahani helaynin wax lacag ah mudadaan. Howlaha dowladda  dhexe Mareykanka ayaa xiran  26 cisho ee la soo dhaafay, lama...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xoojineyso wada shaqeynta kala dhaxeysa maamul gobolleedyada dalka oo bilihii ugu danbeeyayba uu ka dhaxeeyay khilaaf siyaasadeed. Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Beydhabo ka sheegay in xiriirka Dowladda Federaalka iyo  Dowlad Goboleedyadu uu yahay mid ahmiyad weyn u leh daadajinta adeegyada  bulshada,...
War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Al-shabaab oo looga hadlay weerarkii galabnimadii Tallaadada ay ka geysteen magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid jawaab looga dhigay waxa ay ku tilmaantay "hadalka aan xikmadda ku dhisnayn" ee Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu magaalada Al-Qudus ugu aqoonsaday...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarradda arrimaha dibedda Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa si adag loogu cambaareeyay weerarka lala beegsaday DusitD2 Hotel ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Falkan argagaxiso ee daran ee lala beegsaday sida caadada ah dad rayid ah waxa uu daaha ka qaadayaa mar kale wejiga...