Monday, November 9, 2026
War ka soo baxay Qaramada Midoobey ayaa si adag loogu cambaareeyay weerarradii qaraxyada ku bilaawday ee ka dhacay magaalada Muqdisho. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa waxa uu ku baaqay in la xoojiyo dagaalka ka dhanka Al-Shabaab. “Xog-hayaha Guud waxaa uu si adag u cambaareynayaa weerarradii ka dhacay magaalada...
War qoraal ah oo lagu baahiyay bogga Twitter –ka ee taliska Mareykanka Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen maalin ka hor deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan lagu dilay 26 dagaalyahan oo ka tirsan ururka Al-shabaab. Duqeyntan ugu danbeysay oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyaan gobolka Hiiraan ayaa...
Inkastoo la soo afjaray howlgalkii ciidamada dowladda ay ka wadeen dhismayaasha ku hareereysa hotelka Maka Al-Mukarama, haddana dhinaca kale waxaa soconaya baaritaanka bal haddii ay jiraan meydadka dad wali ku hoos jira dhismayaasha isku dul bur buray. Ciidamada ayaa la sheegay in la sheegay in saacadihii ugu danbeeyay soo saareen...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyay siyaasadda diiwaan gelinta aqoonsiga dad-weynaha Soomaaliyeed oo ay diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta. Kulanka oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khaye ayaa wasiirradu dood dheer kadib waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda diiwan gelinta aqoonsiga dad-weynaha oo...
Khilaaf cusub ayaa soo kala dhexgalay Dowladda Dhexe ee Somaliya iyo Maamulka Hurshabeelle, sida ay Shabakadda Dhacdo.com u sheegeen masuuliyiin ka tirsan Hirshabeelle. Wararka ayaa sheegaya in khilaafkan uu yimid kadib markii dowladda dhexe ee Soomaaliya ay bixin weysay dhaqaallihii loogu tala galay Maamulka Hirshabeelle. Dowladda Dhexe ayaa sidoo kale la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee booqashada shaqo ku joogay magaaladda Doha ee dalka Qatar ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha JFS ayaa intii uu ku sugnaa dalka Qatar waxa uu kulan la qaatay Amiirka dalkaasi Sheikh Tamim bin Hamad Al...
Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta Howlgalka ciidanka nabad ilaalinta AMISOM kala wareegtay kuliyadda Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukumada Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Munaasabad uu Taliska Ciidanka Xoogga Dalka kula wareegayay Kulliyadda Jaalle Siyaad ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada ayaa waxaa goob joog ahaa...
Dowlada Kenya ayaa wax ka bedashay hadaladii hanjabaada ahaa ee maalmihii lasoo dhaafay kasoo baxayey Nairobi, kadib kulan dhexmaray Golaha Amaanka iyo Wasiirada Arrimaha dibada ee Kenya. Monica Juma Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Kenya ayaa Arbacadii shalay wareysi ay siisay warbaahinta Kenya ku sheegtay in ay diyaar u yihiin wadahadalka...
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Qatar ayaa Maanta la filayaa in uu kulan gaar ah la yeesho Amiirka dalka Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani. Madaxweynaha uu casuumaad rasmi ah ka helay Amiirka dalka Qatar ayaa Labada masuul waxaa ay ka wada hadli doonaan xoojinta...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed Lafta-Gareen ayaa lagu wadaa in maanta oo Arbaco uu horgeeyo xildhibaannada Baarlamaanka Golaha Wasiirradda uu dhawaan ku dhawaaqay. Kal-fadhiga 7aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa furmay Isniintii la soo dhaafay, waxaana guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye uu xildhibaanada ku...