Monday, November 9, 2026
Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa ku guuleystay doorashadi Sabtidi ka dhacday dalkaasi, isaga oo Nigeria maamuli doono afarta sano ee soo socota. Kaddib marki lasoo gaba gabeeyay Talaadadi tirinta codadka marka laga reebo hal gobol, ayay guddiga doorashada sheegeen in Mohammadu Buhari uu aad ugu horreeyo ninka la tartamayay...
Xukuumadda Hindiya ayaa sheegaysa in ay weerar dhanka cirka ah ku qaadday kooxo mintidiin ah oo ku sugan dhulka Pakistan ayadoo muran xooggani uu u dhexeeyo labadaas dal. Wasiir katirsan Xukuumadda Hindiya ayaa sheegay in duqaymaha ay ku bartilmaameedsadeen saldhig wax lagu tababaro oo ay leedahay kooxda Jaish-e-Mohammad oo kuyaal...
Qaraxan oo ahaa mid la dhigay wadada dhinaceeda ayaa qabsaday gaari SURF ah oo ay wateen Sarkaal ka tirsanaa Millatariga Somaliya iyo Afar ka mid ah ilaaladiisa. Saraakiil ammaanka qaabilsan ayaa waxa ay inoo sheegeen in qaraxan ay ku geeriyoodeen Sarkaalka iyo Saddex ka mid ah ilaaladiisa, halka hal Askarina...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dalka Suudaan ee Soomaaliya Mudane Khalafallaah Mustafa. Guddoomiye Yarisow oo ugu hambalyeeyay Danjire Khalafallaah xilkan dhawaan loo soo magacaabay ayaa u sheegay in uu kala kulmayo Maamulka iyo shacabka Caasimadda soodhaweyn wanaagsan, muddada uu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa gaaray magaalada Dooxa, wuxuuna berri wada hadallo la yeelanayaa Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thaani. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Qatar, waxaana halkaasi...
Rag hubaysan ayaa Maanta Suuqa Degmada Xamar weyne ee Magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen nin waayeel ahaa oo suuqaasi dhar ku iibinaayay. Dilka ayaa ka dhacay meel ku dhaw Afar Irdoodka Degmada Xamar weyne, ninka la dilay oo waayeel ahaa ayaa miis ku iibinaayay dhar. Qof ka mid ah dadkii...
Inta la xaqiijinayo Sagaal ruux oo u badnaa haween nadaafadda ka shaqeeya ayaa mar kaliya lagu dilay deegaanka Lafoole ee dulleedka magaalada Muqdisho. Madaxa Arrimaha Bulshada deegaanka Lafoole Mukhtaar  Geeysay ayaa sheegay in rag hubeean ay rasaas xoogan ku fureen dad u badnaa haween oo olole nadaafadeed ka waday deegaanka...
Shirkii lixaad ee golaha dhexe ee xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa maanta ka furmay magaaladda Boorama ee gobolka Awdal, waxaana iskugu yimid xubnaha golaha dhexe ee xisbiga oo ka kala yimid gobolada Somaliland iyo qurbaha. Shirka golaha dhexe ee xisbiga KULMIYE ee ka furmay magaalada Boorama oo ay ka...
Gabar da'yar ah oo illaa xalay la baafinayay ayaa la helay maydkeeda oo jir dil arxan darro ah uu ka muuqday, sida laga soo xigtay saraakiisha caafimaadka. Caa'isha Ilyaas Aadan , oo 12 jir ah ayaa la sheegay in gurigooda ay ugu war dambeysay subixii Axadda ,balse saakay ayaa la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar. Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo markiisii ugu horreysay taariikhda la qabanayo ayaa waxa xoogga lagu saarayaa sare u qaadidda...