Monday, November 9, 2026
Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa oo bandhigay saddex dhalinyaro ah oo Al-shabaab u qaabilsanaa fulinta dilalka qorsheysan ee degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley gobolka Banaadir. Saddexda dhalinyarada oo warbaahinta la hadlay ayaa labo ka mid ah waxaa ay sheegeen in ay u qaabilsanaayeen dilal qorsheysan, halka kan saddexaadna uu ahaa shaqsiga...
Rag hubeysan ayaa saakay ku dilay xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne sarkaal ka tirsanaa militariga Soomaaliya oo lagu magacaabi jiray Cumar Cabdi Mahad. Sarkaalkan ayaa ka tirsanaa saraakiishii hore ee ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana uu hadda la shaqeynayay isla ciidamada militariga ku sugan gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalada Beledweyne. Xiligan...
Ciidamada Dowlada Kenya ayaa Maalinkii shalay Ahaa si lama filaan ku noqotay mas’uuliyiinta Gobolka Gedo ee Somalia uga baxay magaalada Faafax-dhuun ee Gobolkaas Gedo, oo ay fariisimo muhiim ah ku lahaayeen magaaladaasi. Kadib Markii Ay Ciidamada Dowlada Kenya Ka Holeesadeen Magaaladaasi Ayaa  markiiba Waxaa Soo Gaaray Goobahay Ay Faarujiyeen Dagaalyahano...
Afar ruux oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Tareedishe iyo Weydoow ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa miino la dhigay waddad dhinaceeda ayaa waxaa lala beegsaday baabuur uu la socday gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshada...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khaye, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta booqasho gaaban ugu baxay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Geneva uga qeyb gelaya kulamo looga hadlayo arimaha shaqo la’aanta dhallinyarada iyo haweenka. Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa inta uu joogo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee JFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Dalka Jordan ayaa xalay ka qeyb galay Kulan ay yeesheen Guddoomiyaasha Midowga baarlamaanada Carabta kaasoo hor u dhac u ah Shirka 29-aad ee midowga Baarlamaanada Carabta oo ka furmi Caasimada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ka jeediyay khudbad kulanka 46,aad ee Golaha Wasiirrada Wadamada xubnaha ka ah Ururka Islaamka oo shalay oo Jimce ahayd ka furmay Caasimadda Isutagga Imaaraatka Carabta ee Abu Dhabi. Wasiirka ayaa carabka ku adkeeyay in Soomaaliya ay had iyo...
Ilaa shan madfac oo loo adeegsaday qoriga hoobiyaha ayaa qaar ka mid ah la sheegay in ay ku dhaceen gudaha xarunta madaxtooyada oo ay degan yihiin madaxda ugu sareysa dalka. Wararku waxaa ay sheegayaa in saddex madfac ay ku dhaceen qeybo ka mid ah madaxtooyada, halka kuwa kalana ay ku...
Maxkamadda darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukun dil ah ku ridey shan eedeysane oo loo heystay kufsi wadareed ka dhacay magaalada Gaalkacyo 22 bishii Feberaayo. Maxkamadda ayaa sidoo kale soo bandhigtay magacyada eedeysanayaasha oo dhammaantood ah dhallinyaro, waxaana xeer ilaaliye ku xigeenka maxkamadda ,Maxamed Xareef Faarax oo suxufiyiinta Garoowe...
Magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa lagu wadaa in uu ka furmo shir ay halkaa ku yeelan doonaan madaxweynayaasha dowladdaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Kenya Uhuru Kenyatta. Kulanka oo furmi doona 12ka bishan Maarso ilaa 13ka ayaa lagu wadaa in labada madaxweyne ka wada hadlaan muranka soo kala dhax-galay...