Monday, November 2, 2026
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in uuna jiri doonin wax wadahadal ah oo lagu soo afjarayo dagaalka Bariga Dhexe ilaa ay Iiraan si shuruud la’aan ah isu dhiibto. Iiraan ayaa dhankeeda sheegtay in ay diyaar u tahay in ay is difaacdo, xilli dagaalka u dhexeeya Mareykanka, Israa’iil iyo...
Sida ay tebiyeen warbaahinta Masar, kulanka xiriirka taleefanka ah ayaa dhex maray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Masar, Badr Abdel Aty, iyo dhiggiisa Mareykanka Marco Rubio, kuwaa oo diiradda lagu saaray arrimaha Soomaaliya iyo xasilloonida Geeska Afrika. Wasiirka Masar ayaa ku adkeystay taageerada xukuumaddiisa ee ilaalinta madax-bannaanida iyo xasilloonida Soomaaliya, isagoo...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ku dhawaaqay in muddo hal sano ah lagu kordhiyay xil-haynta hay’adaha dowladda, kadib markii la meel mariyay dastuur cusub oo dhigaya in muddo-xileedka hay’adaha dowladda uu noqdo shan sano. Aadan Madoobe ayaa sheegay in baarlamaanka iyo hay’adaha kale ee dowladda ay...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay diblomaasiga Mareykanka James Swan inuu noqdo Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan Hawlgalka Xasilinta Qaramada Midoobay ee dalka Democratic Republic of the Congo. War-saxaafadeed kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in James Swan uu hoggaamin doono howlgalka Qaramada Midoobay...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga dalka, gurmadka abaaraha, hawlgallada ay ciidamada xoogga dalka ka wadaan deegaannada ay weli ku sugan yihiin kooxaha argagixisada, iyo qorshayaasha lagu casriyeynayo nidaamka dowladnimada. Kulanka oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka...
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya ay si rasmi ah uga baxday marxaladdii dastuurka ku-meelgaarka ahayd, kaddib markii la dhammaystiray dastuurka qaranka. Khudbad uu jeediyay, madaxweynuhu wuxuu sheegay in Soomaaliya muddo dheer ku jirtay nidaam ku-meelgaar ah oo ku dhisnaa dastuur ku-meelgaar ah, balse maanta la soo...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa digniin adag u diray hoggaanka Eriteriya, isaga oo sheegay in dalkiisu aanu mar kale oggolaan doonin isku day kasta oo waxyeello loogu geysanayo shacabka Itoobiya. Abiy oo waraysi ku bixiyay afka Tigrinya, kana hadlayay dagaalkii Tigray, ayaa si kulul u cambaareeyay falal uu ku...
Xiisadda ka taagan Bariga Dhexe ayaa si weyn u cirka iskugy sii shareertay, kaddib markii taliska dhexe ee ciidamada Maraykanka ee United States Central Command (CENTCOM) uu shaaciyay in ay weerareen ama quusiyeen in ka badan 20 markab oo ay leeyihiin ciidamada badda Iiraan. War-saxaafadeedka kasoo baxay taliskaasi ayaa lagu...
Xildhibaanada iyo Senatorrada labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan wadajir ah ku ansixiyey Dastuurka cusub ee dalka. Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo shir guddoominayey kulanka, ayaa ku dhawaaqay in 222 xubnood ay oggolaadeen dastuurka, kuwaas oo kala ahaa 185 xildhibaan oo Golaha Shacabka ah iyo...
Afar carruur ah ayaa ku naf waayay qarax ka dhacay koonfurta dalka Jabuuti, oo masuuliyiinta dowladu ay sheegeen in la tuhunsanyahay in ay fulisay diyaarad aan duuliye lahayn, sida ay warisay Addis Standard oo xiganaya AFP. Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti, Xasan Maxamed Xasan, ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay...