Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday tirada ururada siyaasadeed ee soo gudbiyay musharaxiinta uga qeyb-geli doonta doorashooyinka 16-ka degmo ee Gobolka Banaadir oo la qorsheeyay bishaan Diseembar 25-keeda.
Guddoomiyaha guddiga Cabdikariin Axmed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay, in ilaa hadda 15 urur siyaasadeed ay soo gudbiyeen...
Muna Abdule, xaaska hoggaamiyaha cusub ee Daacish, Cabdulqaadir Muumin, oo ku nool dalka Britain, isla markaana korineysa saddexda carruur oo ay dhashay, ayaa markii ugu horeysay ka hadashay waxa ay kala socoto halka uu ku sugan yahay seygeeda.
Muna ayaa u sheegtay warbaahinta Daily Mail in saygeeda Cabdiqaadir Muumin uu...
Wararka dheeraad ah ayaa laga helaya dilal siyaabo kala duwan uga dhacay saacadahii lasoo dhaafay gudaha magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo.
Xaafada Farjano ee degmada Beledxaawo ayaa Xalay lagu dilay 5 qof oo shacab ah oo mid ka mid ah la sheegay inuu xanuunsana, waxaana shanta qof ay kala ahayeen...
Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in ayna jirin wax wadahadal ah oo hadda u socda dowlada Soomaaliya, kadib markii dowlada Soomaaliya sheegtay in wada xidhiidh ka dhexeeyo Somaliland.
Somaliland ayaa sheegtay wax in wadahadal ahi aanu ka dhaxayn Dowladda Federaalka Soomaaliya ayada oo ku eedaysay in ay si cad u...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay mudaharaadkii ka dhacay magaalada Boorama ee gobolka Awdal, isaga dhibaatada ka dhalatay mudaharaadkaas ku tilmaamay mid aan marnaba habboonayn in ay ka dhacdo goob nabadeed.
Madaxweyne Deni ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay mudaharaadyada xilli uu caawa saxaafadda kula...
Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Jubbaland Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa maanta ku dhawaaqay in Jubbaland ay ka guurtay maamul goboleed, islamarkaana ay tahay dowladd.
Gudoomiye Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan ayaa sheegay iney wax ka badal ay ku sameeyeen Dastuurka, taasina ay keentay inay ka guuraan magaca dowlad goboleed oo ay u guureen dowladd...
Dowladda Itoobiya ayaa mar kale xoogga saartay in helitaanka marin-badeed uu yahay baahi qaran oo aan laga maarmi karin, taas oo muhiim u ah xoojinta iskaashiga gobolka, koboca dhaqaalaha, iyo ilaalinta xasilloonida iyo amniga Geeska Afrika.
Warbixin ay soo bandhigtay dawladda iyo khubaro taageersan ayaa lagu sheegay in baahida Itoobiya...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda rasmiga ah ee ku saabsan muranka dhulka Saxaraha Galbeed, kaddib markii warbaahinta qaarkood ay baahiyeen warar sheegaya in Soomaaliya ay dhulkaasi u aqoonsatay inuu ka tirsan yahay dhulweynaha Morocco.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa sheegtay in Soomaaliya si rasmi ah u tixgelinayso Qaraarka Golaha Ammaanka ee...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Doha, isagoo ka qeybgalaya Madasha Doha Forum, oo lagu falanqeeyo arrimaha amniga caalamiga ah, isbedelada siyaasadeed ee dunida, iyo iskaashiga horumarineed.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed ku sheegtay in Ka qeybgalka Madaxweynaha ee madashan ay muujinayso xiriirka diblomaasiyadeed ee xooggan ee...
Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda federaalka Mareykanka ayaa khamiistii sheegay in tiro ka mid ah dadka lagu qabqabtay howlgal lagu bartilmaameedsaday muhaajiriinta magaalada Minneapolis ay yihiin xubno ka tirsan bulshada Soomaaliyeed.
Tallaabadan ayaa dhacday laba maalin kaddib markii madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu jeediyay hadallo aflagaaddo ah oo ka dhan ah...


















