Monday, August 3, 2026
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gabagabeeyay doodda la xiriirta akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, kadib kulan ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulankan oo ahaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 21-aad, ayaa waxaa shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur...
Ciidamada Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa magaalada Qooqaani ee gobolka Jubbada Hoose ka fuliyay howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka Al-shabaab. Howlgalkaan ciidanka Daraawiishta Jubbaland ka sameeyeen magaalada Qooqaani ayaa ahaa mid lagu xaqiijinaayay amniga guud ee magaaladaas iyo deegaanada ku dhadhaw. Taliyaha amniga magaalada Qooqaani Maxamuud Aadan Xasan Gaaboow oo howlgalkan hoggaaminayay...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul u dhaliilay wareysi uu bixiyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ammaanka magaalada Muqdisho ku sheegay mid aan la isku haleen karin. Wasiir Fiqi ayaa ku eedeeyay Shariifka iyo xubno kala tirsan madasha samatabixinta inay diideen saddex arrimood...
Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, (Cali Balcad) ayaa si adag u beeniyay eedeymaha sheegaya in hub ka baxa gudaha Soomaaliya uu gaarayo dalalka deriska. Wasiirka ayaa carrabka ku adkeeyay in waddanka Soomaaliya uu isaga la tacaalayo sidii loo joojin lahaa hubka sharci darrada ah ee kaga...
Guddi loo xilsaaray baarista dilkii Nabadoon Cumar Cabdullaahi Axmed ayaa soo saaray warbixin dhamaystiran oo ku saabsan dhacdadii lagu dilay caaqilka, taas oo ay ku caddeeyeen xogihii ay ururiyeen hay’adaha amniga Puntland iyo marag-furistii la helay. Warbixin rasmi ah oo ay soo saareen guddigan ayaa lagu sheegay in Caaqil Cumar...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa mar kale hadallo kulul ka jeediyay dadka tahriibayaasha Soomaaliyeed iyo xildhibaan Ilhan Omar intii uu socday kulan diiradda lagu saarayay hoos u dhigista kharashaadka nolosha ee dadka Mareykanka. Madaxweyne Trump ayaa dhowr jeer si gaar ah u bartilmaameedsaday muhaajiriinta Soomaaliyeed ee Minnesota, kadib warar sheegayay...
Marka aad gasho Isbitaalka Jaamacadda Aga Khan ee Nairobi (AKUH), waxaa markiiba kuu muuqanaya jawi isku dhafan oo ka kooban hal-abuur, saxnaan, iyo rajo caafimaad oo casri ah. Wariyeyaal ka kala socday Soomaaliya, Itoobiya, Nigeria, iyo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa muddo saddex maalmood ah safar warbaahineed oo gaar...
Guddiga Fulinta ee Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF) ayaa ansixiyay kordhin $40 milyan ah oo lagu sameeyo barnaamijka Soomaaliya ee deymaha dalalka saboolka ah, taas oo suuragelisay in si degdeg ah loo sii daayo $30 milyan oo taageero miisaaniyadeed ah. Go’aankan ayaa gaarsiiyay guud ahaan lacagaha Soomaaliya lagu taageeray barnaamijkan ilaa...
Madax-dhaqameedka gobolka Awdal ayaa maanta ku dhawaaqay in amniga magaalada ay si buuxda ugu wareejiyeen ciidamada booliiska, kadib maalmo ay dhallinyaro gadoodsani gacanta ku hayeen magaalada. Suldaan Dhawal, oo warbaahinta la hadlay kadib kulan ay isaga iyo salaadiintu la yeesheen hay’adaha amniga, ayaa sheegay in ay ogolaadeen in ciidamadu ay...
Guddiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday tirada ururada siyaasadeed ee soo gudbiyay musharaxiinta uga qeyb-geli doonta doorashooyinka  16-ka degmo ee Gobolka Banaadir oo la qorsheeyay bishaan Diseembar 25-keeda. Guddoomiyaha guddiga Cabdikariin Axmed Xasan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay, in ilaa hadda 15 urur siyaasadeed ay soo gudbiyeen...