Soomaaliya ayaa ka hadashay xaaladda degdegga ah ee Bariga Dhexe intii uu socday kulan gaar ah oo ay yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.
Soomaaliya oo ku hadlaysay magaca saddexda dal ee loo yaqaan A3, kuwaas oo kala ah Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Liberia iyo Soomaaliya, ayaa cambaaraysay weerarrada...
1. Dagaal ba’an oo u dhexeya Mareykanka + Israa’iil iyo Iiraan
Mareykanka iyo Israa’iil ayaa duqeymo waaweyn ka fuliyay gudaha Iiraan, iyaga oo bartilmaameedsaday xarumo milateri, difaacyo cirka ah, iyo saldhigyo kale oo muhiim ah. Madaxweynaha Israa’iil ayaa sheegay in ay jiraan “calaamado badan” oo muujinaya in **Aayaatullaah Ali...
Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay in Maraykanka iyo Israa’iil ay bilaabeen weerarro militari oo “ballaadhan oo socda” oo ka dhan ah dalka Iran , isaga oo ku hanjabay in howlgalkaasi sababi karo khasaare naf iyo maalba leh, isla markaana ugu baaqay shacabka Iran in...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo uu matalayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Maxamed Cumar, ayaa heshay taageero siyaasadeed oo cusub iyo ballanqaadyo lagu xoojinayo iskaashiga labada dal ee Sacuudi Carabiya.
Kulankan istiraatiijiga ah ayaa dhexmaray Wasiir Cali Maxamed Cumar iyo Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Sacuudi Carabiya,...
Israa'iil ayaa saaka ku dhawaaqday in ay billowday weerar ay ku tilmaantay “mid ka hortag ah” oo ka dhan ah Iran, iyadoo warbaahinta Iran ay sheegtay in saddex qarax laga maqlay caasimadda Tehran.
Wakaaladda wararka ee Reuters oo soo xiganaysa Wasaaradda Difaaca Israa'iil ayaa sheegtay in weerarku yahay mid horudhac...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si adag uga hor yimid aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland iyo suurtagalnimada in saldhig milatari oo Israa'iil leedahay laga hirgeliyo magaalada Berbera, isaga oo arrintaas ku tilmaamay mid khatar ku ah xasilloonida gobolka.
Wareysi uu siiyay wargeyska Jeune Afrique ayuu Madaxweyne Geelle ku...
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay isku duubni iyo wadajir, xilli ay waddamo badan oo gobolka saamayn ku leh ay aad uga Soo horjeedaan aqoonsiga Israa'iil siisay Somaliland.
Madaxweynaha ayaa sheegay in Somaliland anay cidna dhibaato u gaysan, oo ay ku foogantahay danaheeda oo kali...
Ku dhowaad 6.5 milyan oo qof oo ku nool Soomaaliya ayaa wajahaya heerar sare oo gaajo ah, halka in ka badan 1.8 milyan oo carruur ah ay halis ugu jiraan nafaqo-darro ba’an, sida lagu sheegay warbixin ay si wadajir ah u soo saareen dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha Qaramada Midoobay.
Warbixinta...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si adag u weeraray laba xildhibaan oo ka tirsan Aqalka Wakiillada, Ilhaan Cumar iyo Rashida Tlaib, kadib markii ay cod kaga hor yimaaddeen khudbaddii uu ka jeediyay fadhiga wadajirka ah ee Kongareeska.
Intii uu madaxweynuhu ka hadlayay adkaynta sharciyada socdaalka iyo la xisaabtanka magaalooyinka aan...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Israa’iil ayaa shaacisay in Dawladda Israa’iil ay si rasmi ah u siisay oggolaanshaha diblomaasiyadeed Safiirkii ugu horreeyay ee Somaliland u fadhiyi doona Israa’iil, Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud (Maxamed Hagi).
Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabadan ay daba socoto aasaaska...

















