Saturday, October 31, 2026
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dowladda federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay ku tumatay dastuurkii lagu heshiiyay, isla markaana ay dhaawacday nidaamka federaalka iyo hay'adihii dowladda. Khudbad uu ka jeediyay munaasabadda 1-da Luulyo ee ka dhacday Garoowe, ayuu Deni sheegay in Soomaaliya ay weli wajahdo caqabado siyaasadeed oo ka dhashay...
Wararka laga helayo deegaanka Sheebaab ee gobolka Bari ayaa sheegaya in kooxda Daacish ay duqeyn loo adeegsaday madaafiicda hoobiyaha ku burburisey ateeno isgaarsiineed oo ay lahayd shirkadda Golis. Sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah, ateenadaasi waxay ahayd xarunta ugu muhiimsan ee isku xirta isgaarsiinta deegaannada Dhasaan, Sheebaab, Dhaadaar, Gaatir Oodan,...
Golaha Muslimiinta Maraykanka (CAIR-MN) ayaa  cambaareeyay hadallo cunsuriyad iyo naceyb ku saleysan oo uu jeediyay xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiillada Maraykanka, Tom Emmer, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday bulshada Soomaaliyeed ee Mareykanka. Emmer, oo ka hadlay munaasabad ay soo qabanqaabisay Faith & Freedom Coalition oo ka dhacday Washington, D.C., ayaa sheegay...
Xisbiga mucaaradka Somaliland ee KAAH ayaa sheegay in safaaradda Somaliland ee laga furay magaalada Qudus ay ka hor imanayso Dastuurka Somaliland, sharciga caalamiga ah iyo axdiyada Qaramada Midoobay, inkasta oo uu xisbigu taageersan yahay xidhiidhka iyo aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland. Xoghayaha Arrimaha dibadda Xisbiga KAAH, Barkhad Maxamuud Kaariye, ayaa...
Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in shaqsiyaad aan ka tirsanayn ciidamadeeda amniga ay xirtaan dareyska ama astaamaha ciidamada. Amar ka soo baxay wasaaradda Amniga ayaa lagu faray Taliska Booliska in uu si degdeg ah u hirgeliyo amarkan, isla markaana tallaabo sharci ah laga qaado cid...
Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen 10 qof oo lagu eedeeyay inay baraha bulshada ku faafinayeen wax ay ku tilmaameen "dhaqan xumo", iyagoo ku dhawaaqay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah dadka ay ku eedeeysan falalkaas. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan, oo shir...
Wafdi heer sare ah oo ka socday Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb galay shirkii 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyeyaasha Baarlamaannada Carabta, kaas oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Carabta ee magaalada Qaahira. Wafdiga Soomaaliya waxaa hoggaaminayay Senator Cabdulxakiin Macallin Axmed Maallin, oo khudbad uu ka jeediyay...
Madaxweynaha dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa sheegay inuu yahay musharrax u taagan doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, isagoo xusay inuu ka tirsan yahay xisbiga Justice and Solidarity Party (JSP). Wareysi uu bixiyay ayuu Cali Guudlaawe ku sheegay inuu si rasmi ah isu sharaxay, balse ay weli harsan tahay marxaladda...
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Iiraan ay weerarro ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku leeyihiin dalalka Baxrayn iyo Kuweyt, kadib markii Maraykanku maalintii labaad oo xidhiidh ah duqeymo ka fuliyay xeebaha koonfureed ee Iiraan. Iiraan ayaa sheegtay inay weerarro aargoosi ah ku qaaday saldhigyo ay ciidamada Maraykanku ku...
Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in magaalada Muqdisho lagu xiray Cabdikariim iidle, oo lagu eedeeyay inuu ka mid ahaa hoggaamiyeyaasha musuqii ballaarnaa ee la xiriiray barnaamijkii "Feeding Our Future", kaas oo lagu lunsaday ku dhowaad 250 milyan oo doollar xilligii cudurka COVID-19. Sida ay saraakiisha federaalku sheegeen, Cabdikariim iidle oo 42...