Soomaaliya ayaa waxay ka Qayb-gashay shir dib loogu eegayay Xuquuqda Aadanaha Calaamka, kaasoo Afartii Sannaba mar la qabto kana dhacay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wafdiga Somalia uga qayb-galay Shirkaas ayaa waxaa ka mid ahaa;
Wasiiradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya, Sahra Maxamed Cali Samatar iyo Xeer-ilaaliyaha Guud ee...
Madaxweynaha Burundi, Pierre Nkuruziza ayaa ka soo hor-jeestay in Dalkiisa la geeyo Ciidammo Nabad-ilaalinta ah oo ka socda ururka Midowga Afrika, kaddib kulan uu Bujumbura kula qaatay Wufuud ka socotay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo booqday Bujumbura.
Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa si weyn niyad-jab uga muujiyay kulankii ay Nkurunziza...
Wafdi uu Hoggaaminaayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta ka qayb-galey shir ay isugu yimaadeen Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Dalalka Carabta iyo Dowlada Hindiya, kaasoo ka furmay magaalada Manama ee Boqortooyada Baxreen.
Shirkan ayaa lagu gorfeeyay doodaayay sidii loo horumarin lahaa is-kaashiga ka dhexeeya waddamada Carabta &...
Al-shabaab ayaa ku Han-jabtay mar kale inay Kenya ku qaadi doonto weerar ka culus midkii ay toddobaadkii hore ku qaadeen saldhigga ciidamada Kenya ay ku sugnaayeen ee deegaanka Ceel-cadde ee gobolka Gedo. Afhayeenka Howlgallada ee Al-shabaab, Sheekh C/casiis Abuu-Muscab ayaa sheegay inay Go’aansadeen inay ciidamada Kenya ku Weeraraan meel...
Kulan ballaaran oo ay maanta ku yeesheen Beledweyne odayaal & waxgarad kasoo jeeda mid ka mid ah beelaha ku nool Gobol Hiiraan, ayaa looga dhawaaqay shirweyne wadatashi ah oo ka dhaci doona Beledweyne.
Shirka oo ay ka qayb-galeen oday-dhaqameed, Waxgarad, Dhallinyaro, Haween iyo qeybo kala duwan oo bulshada ka mid...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Muxammad Sh. Cusmaan oo booqasho ku jooga magaalada Baqdaad ee xarunta dalka Ciraaq ayaa kulan la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Dalka Ciraaq, Iyad Allawi. Kulankan oo ka dhacay xarunta safaaradda Somalia ee dalka Ciraaq ayaa waxaa goob-joog ka ahaa;
Xoghayaha guud ee Baarlamanka Somalia, C/kariin X. Cabdi...
Afhayeenka nabadsugidda Jubaland Axmed Max’uud Max’ed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ugu horeyn tacsi u diray ehellada dadkii ay waxyeelada kasoo gaartay weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday maqaayad ku taal xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Afhayeenka nabadsugidda Jubaland ayaa amaanay ciidamada nabadsugidda qaranka ee NISA oo uu...
Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika ayaa si Adag u mid ah u cambaareeyay weerarradii ay Al-shabaab habeen hore ku qaaday maqaayado ku yaalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku Geeriyoodeen tiro ka badan 25-qof, ayna ku dhaawacmeen tiro kale oo badan.
Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa Muujiiyay sida...
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Kenya, ahna Hoggaamiyaha Isbahaysiga Mucaaradka ah ee CORD, Raila Odniga ayaa ku baaqay in shacabka Kenya ay u midoobaan sidii loola dagaalami lahaa Al-shabaab.
Hadalkaan ayuu Raila Odinga sheegay kaddib markii isaga, Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, madaxweyne ku xigeenka William Ruto iyo mas’uuliyiin kale ay booqdeen...
Dowlada Koonfur Afrika ayaa si adag u Cambaareysay Weerarkii ay Al-shabaab xalay ku qaadeen maqaayad ku taalla Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho, taasoo ay ku dhinteen in ka badan 25-qof.
War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Koonfur Afrika ayaa ugu horreyn tacsi loogu diray dadkii ku geeriyooday weerarkaas, waxayna...


















