Tuesday, August 4, 2026
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa lagu marti-qaaday xuska gooni-isu-taagga Somaliland oo ku beegan 18-ka bishaan May, 2016-ka. Saraakiil ka tirsan Xukuumadda Somaliland, ayaa Warbaahinta Somaliland u sheegay in si Rasmi ah loogu casuumay siyaasiyiintan Xuska 18-ka May, iyaguna...
Madaxwaynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayo, ayaa maanta u dhoofay dalka Jabuuti oo la sheegay in uu ka qaybgalayo xafladda caleemo-saarka madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo maalinta Barri ka qabsoomi doonta dalkaasi. Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo, Cabdiraxman Sheekh Cilmi Fahiye (Shamax), ayaa u sheegay saxaafada in...
Jaaliyadda Somaliland ee Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweeyay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo dhawaan Mareykanka ku tagay safar. Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid Gobollada Mareykanka ayaa ka Qayb-qaadanayay soo dhaweynta C/raxmaan Cirro oo xaflad soo dhaweyn...
Kooxo hubeysan ayaa salaaddii maqrib ee caawa kaddib ku dilay Waqooyiga Degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug Ganacsade caan ah, kaasoo ahaa Maareeyaha Shirkadda Isgaarsiinta SOMTEL ee Gobolka Mudug. Ganacsadahan la toogtay oo lagu magacaabi jiray, Inj. Cumar C/lle iyadoo ay toogteen laba nin oo bastoolado ku hubeysan, xilli uu...
Shir bishiiba mar la qabto oo loogu magac-daray PSG1 (Peacebuilding and statebuilding goals) oo qayb ka ah "NEW DEAL", kana dhacay hoolka shirarka ee AMISOM VIP - MIA, Mogadishu  ayaa waxaa looga hadlay qodobbo dhawr ah oo ay ka mid yihiin; dastuurka, doorashada 2016-ka iyo maamul u sameynta gobollada...
Tahriibe kasta haddii uu Alle ka Samata-bixiyo dhibaatada Bad-weynta marka la weydiiyo sababta ku khasbeysa in uu ka soo haajiro dalkiisa, si fudud ayuu markiiba kugu jawaabayaa shaqo la'aan iyo Ammaan-darro. Dabcan, shaqo la'aanta ay ka cabanayaan Dhalinyarada haddii aan is-dul-taagno, Waxaa is-weydiin mudan su'aalo dhowr ah, balse ay ugu...
Maxamed Cabdirisaaq oo ahaan jiray Agaasimihii Guud ee hay’ada NDI ayaa maanta uga dhawaaqay Muqdisho Musharaxnimadiisa xilka nadaweyne ee doorashada 2016-ka dhacaysa Dalka. Murashaxan ayaa hadda ah Asaasaha iyo Agaasimaha Hay’ada Somali One oo ka caawinta Soomaaliya sidii u heli lahayd Nabadeynta, Xasilloonida, Isla-xisaabtan iyo ka shaqaynta dimuquraadiyadda, wuxuuna musharuxa...
Xukuumadda Kenya ayaa Jimcaha maanta ah Shaacisay in aysan marti-gelin doonin wixii hadda ka dambeeya dadka Soomaaliyeed ee qoxooti ahaana u galaya dalkeeda, iyadoo sheegtay inay baqdin ka qabto amni-darro. “Dowladda Kenya oo tixgelinaysa danaha amniga Qarankeeda, waxay go’aansatay inaysan marti-gelin doonin qoxootiga Soomaaliya ka imaanaya,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed...
Saraakiisha ciidamada Uganda ayaa wada qorshe ay dib ugu eegayaan ciidamadeeda nabad-ilaalinta ah ee ku sugan Somalia iyo Dalka Afrikada dhexe, taasoo u muuqata inay qorsheynayaan inay ciidankooda la baxaan. Afhayeenka Millateriga Uganda, Col. Paddy Ankunda ayaa sheegay in Guddi gaar ah loo saaray arrintaan si ay talooyin uga soo...
Buugan oo magaciisa la yiraa Muqdisho Yellow Pages ama Buuga Jaalaha Caasimadda ayaa wuxuu kulminayaacinwaanada toban kun oo isugu jira shirkado ganacsi wasaaradaha dawladda,Safaaradaha,xawaaladaha,saldhigyada booliska,iskuulada,jaamacadaha,hotelada,shirkadaha diyaaradaha,iyo ciwaanada meelo si gaar ah loo leeyahey.   Buugan ayaa agaasimaha shirkadda Najax Bashiir Axmed SHeekh waxa uu sheegey in ay ka shaqeynayeen ilaa labo...