Wednesday, November 4, 2026
Gudigan qiimaynaya doorashada dadban ee Soomaaliya ka dhici doonta dabayaaqada sanadkan 2016ka ayaa dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho iyagoo la kulmey qeybaha bulshada sida Axzaabta siyaasadda Bulshada rayidka,Dawlada federalka,Amisom,Unsom, Gudiga doorashooyinka qaranka iyo kuwo kale,iyagoo maanta soo gabangabeeyey socdaalkooda iyo qiimeynta ay urursadeenba. Gudiga oo ka koobnaa afar qof,uuna...
R/W hore ee dalka Ingriiska Devid Cameron ayaa maanta soo qadimaya istiqaaladiisa,kadib markii dadka dalkaasi u codeeyeen in ay ka baxaan Yurub intaada kale oo ay toban sano in ka badan ka mid ahaayeen,isagoo ka tegi doona xasuus,taariikhda u gashey xumaan iyo samaanba. Devid Cameron ayaa lagu eedeeyaa in uu...
Hugaamiyaha dagaalyahanada Al-shabaab oo lagu magacaabo Axmed Diiriye,gudaha alshabaabna looga yaqaano Abuu cumar Cubeyda ayaa markii ugu horeysey soo bandhigey cajalad muuqaal ah,isagoo ka hadley arrimo badan oo xaalada soomaaliya la xiriira isagoo soo hadal qaadey madax banaanida dalka iyo waxa ay aamin sanyihiin. Shekh Abu Cumar Cubeyda ayaa tilmaamey...
Wafdigan ka socda urur goboleedka Igad ayaa maanta gaarey magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo la filayo in ay odayaasha dhaqanka kala hadlaan arrimaha maamul u sameynta gobolada hiiraan iyo sh/dhexe. Wafdigan oo uu horkacayo danjire Maxamed Cabdi Afey iyo gen. gabre ayaa hore waxey odayaasha dhaqanka ugu sheegeen...
Wafdigan ka socda dawladaha midawga africa oo shaley gelinkii danbe muqdisho soo gaarey ayaa waxey qiimeyn ku sameyn doonaan sida ay u arkaan qeybaha bulshadu doorarashada dadban ee soomaaliya ka dhici doonta sanadkan daba yaaqadiisa,iyadoo lagu kala aragti duwanyahey. Socdaalka wufuudan oo uu hugaaminayo Olabisi Dare,waxey ka kooban yihiin afar...
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugn ayaa baahiyay in Al-shabaab ay qorsheynayso inay weerarto ciidanka Mareykanka ah ku sugan Soomaaliya, iyagoo Taas ka dhigaya Aargudasho ka dhalatay Duqeymaha ay Diyaaradaha Mareykanku ku hayaan Goobaha ay ka taliso Al-shabaab. Warbixin uu talisku soo saaray ayaa lagu xusay in duqeymaha Mareykanku...
Ugu yaraan 24-ruux oo isugu jiray xoogag ka tirsan Al-shabaab, Ciidammo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo shacab, ayaa ku dhintay Dagaallo culus oo ciidammada dowladda Soomaaliy iyo Al-shabaab ku dhexmaray Deegaanka Ceel-Hareeri lagu Magacaabo oo ka tirsan Gobolka Galguduud. Dagaalkan ayaa qarxay kaddib markii Xoogag taabacsan Al-shabaab ay si lama...
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa sheegay inuu jiro walaac la xiriira koboca wakhtiga dheer ee dhaqaalaha caalamka. Arintaan ayuu sheegay inay daba socoto ka bixitaankii dhawaan dalka Ingiriisku uu u codeeyay inuu ka baxayo midowga Yurub (EU). Wuxuu Obama sheegay in maalgashiga iyo fursadaha maalgashiga daafaha caalamka oo dhan...
Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro. Soomaalida kunool xaafada Islii ee Nairobi ayaa waxay soo camireen suuqyada Islii gaar ahaan suuqa Garissa Lodge halkaas oo ay aad uga dukaamaysanayaan. Harqaamada ayaa la' si...
bka ku adkeysay mawqifka ay ka taagan tahay sida loo xiraayo xeryaha Dhadhaab. Shalay ayaa Wasiirada Arimaha Dibada ee Kenya, Aamina Maxamed ay sheegtay in durba ilaa hada ay laabteen 16000 oo qaxootiga Dhadhaab ka tirsanaa isla markaana inta hadhay la celin doono- hadba in. Waxay intaasi ku dartay in hannaanka celinta qaxootiga ay taageerayaan dawladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo weliba...