Wakiillo ka socday Golaha Ammaanka ee QM oo shalay soo gaaray gaaray Muqdisho, ayaa waxay kulan la qaateen bulshada rayidka gaar ahaan Haweenka Ururrada ka shaqeeya Arrimaha Haweenka iyo Wasiiradda Haweenka Somalia.
Xubnahan shirka ay la yeesheen bulshada rayidka, ayaa waxaa gudoominayay Xoghayaha Qaramada Midoobay ee Somalia, Micheal keating kaasoo...
Millateriga Dalka Masar, ayaa sheegay Maanta inay Badda Mediterranean-ka ka heleen Qaar ka mid ah bur-burkii Diyaaraddii Egypt Air ee la waayay shalay, iyagoo xaqiijiyay inay diyaaraddu ku dhacday Mediterranean-ka.
Saraakiisha Masar - oo Jimcaha Maanta ah Magaalada Qaahira kula hadlayay Warbaahinta, ayaa sheegay in la helay alaabooyin ay wateen...
-Derbiga oo dawlada Kenya ay ka dhiseyso xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya ujeedkiisu maahan in dhaqdhaqaaqa dadka uu xaddido balse waxaa loogu tala galay in ammaanka lagu xoojiyo; waa sida Madaxweyne Uhuru uu sheegay.
Madaxweyne Uhuru ayaa sheegay in dawladiisa ay ka go'an tahay dhowrida amniga iyo xasilloonida Kenya....
Isbitaalka loogu magac-daray Madaxweynaha Turkiga Recap Tayyip Erdogan Ex-Digfreer, waa isbitaal ay maal-gelisay 100% Xukuumadda Turkiga, isla markaana ay gacanta ku hayaan.
Isbitaalkan ayaa wuxuu u adeegaa qaybaha kala duwan ee caafimadka, isagoo ah isbitaal ay u dhan yihiin dhamaan Qaybaha kala duwan ee lagu daweeyo bukaanada yimaada, iyadoo qofka...
DHalinyaro la timid mashruuc shaqo abuur oo heshey maal gashi shirkad ganacsi ah/magaalada Kismaayo.
Barnaamijka shaqo abuurka dhalinta ee Mirco-dahab oo ay maalgeliso shirkadda dahabshiil ayaa waxaa maanta ka faa’ideystay qaar kamid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo oo la yimid mashaariic ay doonayeen in loo maalgeliyo.
Barnaamijkan oo magaalada Kismaayo laga daahfuray 19-ka Bishii May, 2015 ayaa waxaa soo codsaday dhalinyaro gaareeysa ilaa 200, waxaana...
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, Gaar ahaan kuwa Itoobiya oo ku hubeysan Gadiidka Dagaalka, ayaa ku guul-dareystay in ay joojiyaan dagaal maalintii saddexaad ka socda Xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Beledweyne.
Ciidamada Itoobiya oo Aroortii hore ee Saakay u gudbay Xaafadaha ay ku Dagaalamayaan Malleeshiyada iska soo hor-jeeda, balse kuma aysan guuleysan...
Dadka ku nool Xaafadaha Magaalada Beledweyne, ayaa saacadihii lasoo dhaafay billaabay inay Barakacaan, kaddib markii Webiga Shabeelle uu ku sameeyay magaalada Fatahaad ballaaran.
Dadka ayaa hadba taagtooda guuraya waxaadna arkeysa qoysaska ku baxaya gadiid yar yar oo kuwa tamashlaha ah, halka qoysaska qaarna caruurtooda iyo alaabada kale ee muhiimka u...
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali, ayaa maanta Hor-tagay Baarlamaanka Soomaaliya, iyagoo ka dalbaday inay meel-mariyaan heshiiska Hanaanka doorashooyinka ka dhici doona dalka daba-yaaqada sannadkan lagu jiro.
Xasan Sheekh oo Khudbad ka jeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka dalbaday inay ansixiyaan Hannaanka Doorasho...
Muqdisho, ayaa Waxaa maanta ka dhacay Dibadbax lagu Taageerayo Xuquuqda Gobolka Banaadir uu ku leeyahay Baarlamaanka Sare ee lasoo dhisi doono, kaasoo ay ka qayb-galeen boqollaal shacab ah oo ka kala yimid degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Banaadir.
Dibadbaxan ayaa waxaa kaloo ka qayb-galay xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Somalia,...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa sheegay in Xubnaha Golaha Amaanka ee QM uu u xaqiijiyey inay doorashadu ku dhacayso xilliga loogu Talo-galay oo ah bisha August ee Sanadkaan lagu jiro ee 2016-ka.
Xasan Sheekh, ayaa hadalkaan ka jeediyay Muqdisho oo Maanta uu Danjireyaasha Dalalka Xubnaha ka ah Golaha Amniga ee...


















