Dhaqaatiir ka socotay Isbitaalka takhasusiga ah ee Apollo Speciality Hospital oo ku yaala magaalada Chennai ee dalka India, maalmahana booqasho ku joogay Muqdisho ayaa seminaar u qabtay qaar ka mid ah ardayda Jaamacada Banaadir.
Waxaa ka faa’iideysiga seminaarkan ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan maamulka sare ee Jaamacadda Banaadir, qaar ka...
Dadweynaha Somaliland, ayaa markii ugu horeysay golaha Wakiiladda u gudbiyey xeer sharci oo shan kun oo qof saxeexeen oo ay ku dalbanayaan in la soo saaro saddex xeer oo xakamayn u ah qabyaaladda iyo dhibaatadeedda.
Guddoomiyaha ololaha qaranimo Prof:Maxamuud Jaamac Xamdi oo isku xil saaran olole ka dhan ah qabyaaladda ...
Dawlad goboleedka Jubbaland oo ciidan boolis tababaran loo sameeyey/yaasameeyey?yaase loo sameeyey?.
Xero lagu tababaro booliska oo ku taal nawaaxiga garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxa uu tababar uga socdaa ku dhawaad 400 oo askari oo kamid noqon doona ciidamada Booliska Jubaland, ayadoo 200 oo kamid ah ciidankaasi oo si gaar ah loo tababary uu usoo dhamaaday tababarka lana filayo in...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka 2016.
Shir jaraa’iid oo uu maanta ku qabtey xafiiska madaxtooyada, ayaa Madaxweynaha waxaa uu sheegay in si looga fogaado khilaaf ka dhex dhasha Baarlamaanka Federaalka, dowladda dhexe iyo maamullada gobollada uu go’aansadey inuu...
-Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta iyo xubno ka tirsan golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa shalay ka shiray arinta lasoo hadal qaaday dhawaan ee ah in albaabada laisugu dhufto xeryha Dhadhaab.
Wuxuu Madaxweyne Uhuro sheegay in Kenya ay mar hore gaadhay go'aankaa ayna keeneen dano qaran Kenyana aysan go'aankaa baddalayn.
Asaga iyo...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta Dhagax-dhigay Qaybtii labaad dhismaha Isbitaal loogu magac-daray Sheikh Zayed, kaasoo oo magaalada Muqdisho ku lana sheegay in ballaarinayo.
Mashruucaan uu maanta Madaxweyne Xasan Dhagax dhigay, ayaa waxaa Maal-gelinaysa Dowladda Imaaraadka Carabta. Iyadoo Madaxweynuhu uu ku Ammaanay Xukuumadda Imaaraadka Carabata kaalinta ay ka geysaneyso dib...
Baanka Adduunka ama World Bank ayaa wuxuu ballan qaaday lacago uu u qoondeeyay in wax looga qabto cudurada faafa oo adduunka oo dhan sidii wax looga qaban lahaa loo caal waayay.
Baanka Caalamka ayaa ku dhawaaqay in la tacaalida cuduradaa faafa (oo afka qalaad loo yaqaano communicable diseases) loo meel...
Afar Maalmood oo Dagaal xiriir ah uu socday kaddib, ayaa galinkii danbe ee maanta lagu guuleystay in la kala dhax-galo maleeshiyo beeleedkii dirirtu ku dhexmaraysay Xaafadda Howl-wadaag ee Magaalada Beledweyne.
Odayaasha iyo Waxgaradka Baladweyne oo si weyn ugu mashquulsanaa joojinta dagaalka, ayaa ugu Dambeyntii ku Guuleystay inay joojiyaan xabadda, iyadoo...
Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu Xildhibaanada ka dalbaday inay fursad siiyaan shirar u socda Mas’uuliyiinta Madasha Wada-tashiga Qaran.
Maxamed Sheekh Cismaan ayaa xildhibaannada Baarlamaanka u sheegay in dib loo dhigay...
Milateriga Nigeria ayaa sheegay inay Boko Xaraam, ka sii daayeen ku dhawaad 100 Haween ah oo ay ku jiraan Gabdho xilli ay Gobolka Borno oo ku yaalla Waqooyiga Dalkaas ka wadeen Hawl-gal sifeyn ah.
Milateriga Nigeria ayaa sheegaya in 35 maleeshiyo oo ka tirsan Boko Xaraam lagu dilay howlgalka badbaadinta...


















