Xaafada Soomalidu degto ee Nairobi waxaa xalay ka dhacday xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo looga hadlaayay arimaha xaquuqul insaanka iyo ammaanka.
Xafladaas ayaa waxaa loogu magac daray SAMOSA Party waxaana soo qabanqaabshay Guddiga Xaquuqul Insaanka ee Kenya Human Rights Commission (KHRC).
Qodobadii looga hadlay xaflada oo wadahadal...
Gaarigan ayaa mar kaliya la arkay isaga oo dhax socda dad ku jiray dabaal daga Maalinta Bastille oo looga dabaal-dagayay magaalada Nice ee koonfurta dalkaasi Faransiiska.
Wararka qaar ayaa sheegaya in ka hor inta uusan gaariga soo dhaxmarin goobta la maqlay rasaas dhaceysa, laakiin dadka ka badan 80 ruux ee...
BAAQ DHALLECEYN FALKII CIIDAMADA AMNIGU KULA KACEEN ODOYAASHA DHAQANKA
Isbaheysiga Xisbiyada Siyaadda Soomaaliyeed wuxuu si kulul u canbaaraynayaa falkii ciidamada amnigu ku carqaladeeyeen shirweynihii odoyaasha dhaqanka ee maantay ka dhici lahaa hotel Makka Almukarrama ee magaalada Muqdisho, ayadoo joojinta shirkaas dawladdu ay amar soo siisay ciidamo hubaysan oo ula dhaqmay...
Wararka kusoo dhacaya Xafiiska Warqabadka Shabakada warsom ee magaalada London ayaa sheegaya in saakay la joojiyay Shir ay Hotelka Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho ku yeelan lahaayeen Siyaasiyiin iyo Odayaal kasoo jeeda Beesha Hawiye.
Shirkan ayaa ujeedkiisu ahaa in looga hadlo arimaha Doorashooyinka dalka ka dhacaya iyo sidoo kale guulaha...
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa 47 Askari u diray Magaalada Juba ee xarunta dalka Koonfurta Suudaan, si ay u ilaaliyaan Safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay iyo Shaqaalaheeda.
Xukuumadda Washington ayaa sidoo kale sheegtay in dalka Jabuuti ay diyaar ku yihiin 130-Askari oo dheeraad ah, kuwaas oo loo diri doono South...
Ra'iisul wasaaraha cusub ee dalka Britain Theresa May oo shalay oo Arbaco ah la wareegtay xafiiska, ayaa durbaba ku dhawaaqday golle Wasiirro Cusub oo aad muhiim u ah, waxaana wasiirada ka dhax muuqda shaqsiyaad aan laga fillaneyn in ay qabtaan xilalka ay u magacaawday Mss May.
Mr. Johnson oo ah...
Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya Maxamed Sh/cismaan Jawaari iyo wufuud uu hugaaminayo ayaa booqasho ku tegey dalka South Afrika,iyadoo ay garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyeen madax ka tirsan safaarada soomaalidaiyo qaar ka tirsan jaaliyada soomaalida ee ku nool dalkaasi.
Jawaari ayaa garoonka kula hadley madaxdii iyo dadkii garoonka ku soo dhaweeyey,isagoo ka...
Gudigan qiimaynaya doorashada dadban ee Soomaaliya ka dhici doonta dabayaaqada sanadkan 2016ka ayaa dhawaan booqasho ku yimid magaalada Muqdisho iyagoo la kulmey qeybaha bulshada sida Axzaabta siyaasadda Bulshada rayidka,Dawlada federalka,Amisom,Unsom, Gudiga doorashooyinka qaranka iyo kuwo kale,iyagoo maanta soo gabangabeeyey socdaalkooda iyo qiimeynta ay urursadeenba.
Gudiga oo ka koobnaa afar qof,uuna...
R/W hore ee dalka Ingriiska Devid Cameron ayaa maanta soo qadimaya istiqaaladiisa,kadib markii dadka dalkaasi u codeeyeen in ay ka baxaan Yurub intaada kale oo ay toban sano in ka badan ka mid ahaayeen,isagoo ka tegi doona xasuus,taariikhda u gashey xumaan iyo samaanba.
Devid Cameron ayaa lagu eedeeyaa in uu...
Hugaamiyaha dagaalyahanada Al-shabaab oo lagu magacaabo Axmed Diiriye,gudaha alshabaabna looga yaqaano Abuu cumar Cubeyda ayaa markii ugu horeysey soo bandhigey cajalad muuqaal ah,isagoo ka hadley arrimo badan oo xaalada soomaaliya la xiriira isagoo soo hadal qaadey madax banaanida dalka iyo waxa ay aamin sanyihiin.
Shekh Abu Cumar Cubeyda ayaa tilmaamey...


















