Wafdigan ka socda urur goboleedka Igad ayaa maanta gaarey magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyadoo la filayo in ay odayaasha dhaqanka kala hadlaan arrimaha maamul u sameynta gobolada hiiraan iyo sh/dhexe.
Wafdigan oo uu horkacayo danjire Maxamed Cabdi Afey iyo gen. gabre ayaa hore waxey odayaasha dhaqanka ugu sheegeen...
Wafdigan ka socda dawladaha midawga africa oo shaley gelinkii danbe muqdisho soo gaarey ayaa waxey qiimeyn ku sameyn doonaan sida ay u arkaan qeybaha bulshadu doorarashada dadban ee soomaaliya ka dhici doonta sanadkan daba yaaqadiisa,iyadoo lagu kala aragti duwanyahey.
Socdaalka wufuudan oo uu hugaaminayo Olabisi Dare,waxey ka kooban yihiin afar...
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugn ayaa baahiyay in Al-shabaab ay qorsheynayso inay weerarto ciidanka Mareykanka ah ku sugan Soomaaliya, iyagoo Taas ka dhigaya Aargudasho ka dhalatay Duqeymaha ay Diyaaradaha Mareykanku ku hayaan Goobaha ay ka taliso Al-shabaab.
Warbixin uu talisku soo saaray ayaa lagu xusay in duqeymaha Mareykanku...
Ugu yaraan 24-ruux oo isugu jiray xoogag ka tirsan Al-shabaab, Ciidammo ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo shacab, ayaa ku dhintay Dagaallo culus oo ciidammada dowladda Soomaaliy iyo Al-shabaab ku dhexmaray Deegaanka Ceel-Hareeri lagu Magacaabo oo ka tirsan Gobolka Galguduud.
Dagaalkan ayaa qarxay kaddib markii Xoogag taabacsan Al-shabaab ay si lama...
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Barack Hussein Obama ayaa sheegay inuu jiro walaac la xiriira koboca wakhtiga dheer ee dhaqaalaha caalamka.
Arintaan ayuu sheegay inay daba socoto ka bixitaankii dhawaan dalka Ingiriisku uu u codeeyay inuu ka baxayo midowga Yurub (EU).
Wuxuu Obama sheegay in maalgashiga iyo fursadaha maalgashiga daafaha caalamka oo dhan...
Dadka Muslimiinta ah ee reer Nairobi ayaa haatan isu diyaarinaaya maalinta ciida ah maadaama maalmihii ugu dambeeyay ee bisha barakeysan ee Ramadaan lagu jiro.
Soomaalida kunool xaafada Islii ee Nairobi ayaa waxay soo camireen suuqyada Islii gaar ahaan suuqa Garissa Lodge halkaas oo ay aad uga dukaamaysanayaan.
Harqaamada ayaa la' si...
bka ku
adkeysay mawqifka ay ka taagan tahay
sida loo xiraayo xeryaha Dhadhaab.
Shalay ayaa Wasiirada Arimaha Dibada
ee Kenya, Aamina Maxamed ay sheegtay
in durba ilaa hada ay laabteen 16000 oo
qaxootiga Dhadhaab ka tirsanaa isla
markaana inta hadhay la celin doono-
hadba in.
Waxay intaasi ku dartay in hannaanka
celinta qaxootiga ay taageerayaan
dawladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo
weliba...
Deeqdan oo
ka koobnayd, bur, Bariis iyo Saliid ayaa
la gudoonsiiyay qoysaska danyarta ah ee
ku nool magaalada Kismaayo, ayadoo ay
ka timid dowladda Cumaan.
Boqollaal qoys oo dadka reer Kismaayo
ah ayaa ka faa’ideystan deeqda ka timid
dowladda Cumaan, ayadoo ay ka
qeeybinayeen masuuliyiinta rugta
ganacsiga Jubaland ee JCCI.
Sheekh Max’ed oo ay dowladda Cumaan
usoo wakiilatay deeq...
Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh
Maxamuud oo xalay ka Qayb-galay
Munaasabad lagu xusayay 56-sano
guuradii kasoo wareegtay xorriyadda
Gobollada Waqooyi ee Soomaaliya ee 26-
ka Juun, ayaa ka hadlay xaaladda uu
dalku ku sugan yahay.
Xasan Sheekh oo ka qayb-galay xafladda
26-ka Juune oo ka dhacday xalay
Muqdisho ayuu sheegay in
Halgameyaashii Xorriyadda ay
Waddanka Taariikh wanaagsan iyo
midnimaba u horseedeen, balse
khaladaad...
Kaddib shir
jaraa'id oo ay Maanta ku Qabteen
Magaalada Beledweyne ee Xarunta
Gobolka Hiiraan odayaal iyo Waxgarad
kasoo jeeda Beesha Xawaadle, ayaa lagu
eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya
Xasan Sheekh Maxamuud inuu fara-galin
ku hayo dhaqanka Beesha.
Odayaasha, Waxgaradka iyo Aqoon-
yahannadii ka hadlay Shirkan jaraa'id,
ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in
Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar
ahaan madaxweyne Xassan Sheekh
Max'uud soo Fara-galiyo...













