Duufaanta Mathews ayaa ku dishay boqolaal qof dalka Haiti ee Latin Amerika.
Ugu yaraan 8 boqol oo qof ayaa duufaantaasi ba'an ka takhalustay dalka Haiti. Si kastaba ha ahaatee QM iyo hayado kale oo samafal ayaa sheegay in khasaaraha dhabta ah oo ay kujidho tirada dhimashada ee dhabta ah uu...
Barakac baahsan ayaa ka dhashay dagaalkii shalay ku dhex maray ciidamada Puntland iyo Galmudug duleedka Gaalkacyo.
Barakacayaasha xeryaha barakaceyaasha ee duleedka magaaladaa ah ayaa qaarkood la sheegay inay u sii barakaceen gudaha magaalada. Qaar badan oo barakaceyaashaa ah ayaa hase ahaatee door biday inay joogaan guryahooda isla xeryahaa inkastoo dirirtu...
Shirar ay yeesheen dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay, ayaa Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Itoobiya, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay ballan-qaadyo ka heleen hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka, kuwa jira iyo kuwa samaysmaya, ballanqaadyadaas oo ah in doorashooyinka xubnaha Aqalka...
Jaaliyadda soomaalida ee Melbourne oo Cambaareeyey weerarkii loo geystey ciidamo ka tirsan GALMUDUG.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Magaalada Melbourne ee dalka Australia ku nool ayaa cambaareeyay weerarkii lagu dilay shacabka iyo askarta ee Mareykanku uu dhawaan ka fuliyay deegaanka Jeexoow oo ku yaalla dulleedka Magaalada Gaaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Jaaliyadda soomaalida ee Melbourne ayaa weerarkan u arka mid xad gudub ah oo lagula...
Wafdigan uu Hoggaaminayo Wakiilka Somalia ee QM, Danjire Michael Keating oo Maanta Magaalada Garoowe soo gaaray ayaa kulan gaar ah la qaatay, Madaxweynaha Puntland, Wasiir-ka Haweenka Puntland, Isimo iyo xubno ka mid musharraxiinta u taagan Madaxweynaha Somalia.
Wafdiga danjire Keating oo ay ka mid ahaayeen xubno ka socday Ururka Midowga...
Madaxweynaha maamul-gobleedka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa sheegay inay diyaariyeen wakiillada ku matalaya maamulkiisa Aqalka sare ee baarlamaanka Somalia ee la dhisayo, kaddib markii guddiga doorashooyinka dadban ay sheegeen in ay dib u dhaceen soo gudbinta magacyada xubnaha Aqalka Sare.
Shariif Xasan, ayaa sheegay in maamulkiisa uu dadaal badan...
Duufaanta ba'an ee wax burburisa ee loo yaqaano Mathews ayaa kusoo wajahan qeybo Mareykanka ka tirsan.
Duufaantaa ayaa kusoo wajahan qeybo ka tirsan gobolada Florida iyo South Crolina. Maanta ayaa la filayaa inay ku dhufato goboladaa.
Haatan oo aanu warbixintaan qoreyno ayaa waxaa ka socda goobahaas daad gureynta dadka si looga...
Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa isugu yimid dhammaan hay’adaha kala duwan ee caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka hawl gala Puntland.
Kulankaas ayaa ku saabsanaa abaaraha saamaynta ba'an ku haya qeybo badan oo ka tirsan Puntland.
Hay’ada dowliga ah ee Puntland u qaabilsan ka hortagga musiibooyinka iyo maarayntooda ayaa sidoo...
Saraakiisha booliska ee St. Cloud MN Mareykanka ayaa bixiyay xog dheeraad ah oo ku saabsan weerarkii mindida ee suuqa laga dukaameysto ka dhacay.
Weerarkaa ayaa waxaa geystay nin Soomaali Mareykan ahaa kaasoo nin boolis ah uu toogasho ku dilay 17kii bishii lasoo dhaafay. Haatan ayaa waxaa sidoo kale arinkaa baaritaan...
-Lix qof ayaa lagu dilay xalay xaafada Buulo Public ee magaalada Mandheera, Waqooyi-bari Kenya.
Dadkaa ayaa waxaa dilay dabley loo maleeyay inay ka tirsan tahay xarakada Al-Shabaab. 27 qof oo kale ayaa lasoo badbaadshay.
Sidaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay gobernatooraha Mandheera Cali Roba. Weerarka ayaa dhacay abbaare 2:45 xalay.
"Lix qof oo...


















