Friday, August 7, 2026
Ururka u dooda xaquuqda haweenka ee SGEM (KSJS) ayaa warqad furan u diray dawlad goboleedyada Soomaaliya. Warqadaa ayaa ku socotay Mudane C/Weli Maxamed Cali Gaas, Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe), Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubaland,  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan,Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane C/Kariim...
Ergada Maamulka loo dhisayo gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, ayaa maanta Ansixisay Dastuurka uu maamulka yeelanayo, sidoo kale waxaa la shaaciyay xilliga ay dhici doonto doorashada madaxweynaha maamulkaas. Dastuurka Maamulka Hir-Shabeelle uu yeelanayo - ayaa waxaa lagu Ansixiyay cod gacan-taag ah, iyadoo 202 xubnood oo ku sugnaa Hoolka Shirarka ay...
-Madfac ayaa xalay ku habsaday guri halkaa oo uu ku dilay dhowr qof oo isla hal qoys ah gobolka Shabeelaha Hoose. Madfacaa ayaa waxaa la sheegay inay tuureen ciidamo ka tirsan AMISOM. Masuul ka tirsan maamulka gobolkaasi Shabeelaha Hoose ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in madfacaasi dilay lix qof oo afar...
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta shir jaraa'id oo ku qabtay Garoowe waxaa uu kaga warbixiyay abaaraha ka jira Puntland iyo saameynta ay dadka ku yeelatay. C/weli Gaas ayaa sheeegay inay jirto khartar weyn oo dhinaca abaarta ah, taasoo haatan ka jirta deegaanno badan oo ka tirsan Puntland,...
-Safiirka Soomaaliya ee Kenya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa ka qeyb galaya shir looga hadlayo arrimaha hawada aduunka.   Shirkaa ayaa ka socda magaalada Montreal ee dalka Canada. Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya, Jamaal Maxamed Xasan ayaa sheegay inay dhowdahay in gebi ahaanba maamulka hawada Soomaaliya gacanta uu usoo galo dawlada federaalka...
Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia ayaa sheegtay in hawlgal ka dhacay Deegaanka Lambar 50 oo gobolka Shabeellaha Hoose a ka tirsan, halkaasoo lagu dilay xoogag ka tirsan Al-shabaab. Wasiir ku xigeenka Difaaca Somalia, C/lla Xuseen Cali oo warbaahinta DFS la hadlay ayaa sheegay in dulleedka deegaanka Lambar 50 lagu dilay 14 ruux...
-Kulan ay ku  yeesheen  Jowhar ergada shirka mamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ayaa Wasaarada Arimaha Gudaha waxay ku soo bandhigtay magacyo ku dhow 30 magac  iyo noocyo calamo kala duwan ah oo gaarayay ilaa boqolaal. Codeyntii magacyada ayaa bilaabatay waxaana shirka daadihinayay xoghayaha joogtada ah ee wasaarada...
Sida lala wada socdo waxaa dalka soomaaliya uu ku jirey sanadihii lasoo dhaafey waxa loogu yeero 4.5 kaas oo meel cidla ah dhigey dad badan oo muwaadiniin ah,waxaana laga dareemayey beel kasta in ay iska dhex sameysey point five kaas oo quus ka gaarsiiyey in aaney waxba ku laheyn...
Maamul-goboleedka Jubbaland, ayaa sheegay inay ku talinayaan inaan dib loogu soo celin Qoxootiga Dhadhaab ku nool deegaanadooda, inta laga helayo adeegyada aasaasiga ah ee ay u baahan yihiin sida; caafimaadka, waxbarashada iyo biyaha. Guddi heer wasiir ah oo dhawana uu magacaabay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam , ayaa booqday xeryaha...
Guddiga hirgelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa sheegay in lacagaha laga qaadayo Murashaxiinta u tartamaya Xilalka Aqalka Sare iyo hoose ee baarlamaanka cusub ee Soomaaliya loo isticmaali doono Doorashooyinka. Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka oo u warramayay BBC-da ayaa xusay in dhaqaalaha musharaxiintu ay bixinayaan waxaan u isticmaali doonnaan in aan ku...