Afar Garsoorayaal ka hawlgala Gobolka Awdal, ayaa sheegay inay iska casileen shaqaddii ay ka hayeen bahdda garsoorka, waxaanay xuseen inay farogalin lagu hayo garsoorka gobolka Awdal.
Sadexda garsoore ee degmadda Boorama iyo gudoomiyihii gobolka Awdal ee maxkamada Rafcaanka ayaa sheegay inay guud ahaan iska casileen xilalkii iyo xubinimadi ay ka...
Wareegto kasoo baxday madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam, ayaa lagu shaaciyay xubnaha u sharaxan golaha sare ee dowladda Soomaaliya.
Hadaba akhriso wareegtadii ka soo baxdey m/weynaha
J/LAND Axmed Maxamed Islaam.
In ka badan boqol qof ayaa lagu soo waramayaa in duqeyn lagu dilay dalka jaarka ah ee Yemen.
Hayadaha samafalka ayaa xaqiijiyay in ugu yaraan 140 qof lagu dilay duqeynta magaalada Sanca ee dalkaasi Yemen. Duqeynta ayaa waxaa fuliyay diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sucuudiga.
Dad badan oo goob tacsi ay ka...
Waxaa shalay Sebtidii ka dhacay magaalada St. Cloud ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka bannaan bax.
Bannaax baxaas ayaa qawmiyadaha kala duwan ee halkaa kunool ku muujinayeen midnimadooda. Qawmiyadahaa ayaa waxaa ka mid ah Soomaalida.
Arinkaan ayaa kusoo beegmaya ayadoo labo maalin ka hor lasoo bandhigay muuqaal kusaabsan dhacdadii suuqa laga...
In kabadan 7 madfac oo qoriga Hoobiyaha ah ayaa kusoo dhacey xaafada Buulo xuubey kuwaasoo aan la aqoon ujeedada ka danbeysa iyo cidda soo rideysa iyadoo aysan jirin wali cid sheegatey .
Wali lama oga qasaaraha ay geysteen iyo goobaha ay ku dhaceenba waxaanse idiin balan qaadeynaa hadii allejdmo waxaan...
Guddiga Doorashooyinka dadban ee Puntland ayaa soo saaray Maanta Warsaxaafadeed ay sharuudadaha laga doonayo xubnaha u tartamaya labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia ku sharraxan yihiin.
Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha Musharaxnimada, waxay kala yihiiin;
Yahay muwaadin Soomaali ah
2. jiraa ugu yaraan da,da 25 sano maalinta doorashada
3. uu haystaah shahaado dugsi...
Sida warar xaqiiq ahi nagu soo gaarayaan waxaa qarax qarsoodi ah la dhigey meel kontorol ah oo lagu magacaabo aargada deyniile la dhigey labo qarax kuwaasoo mid kamid ahi qarxey iyadoo la sheegayo in kii kale la fashiliyey.
Qaraxa ayaa la sheegayaa in hal askeri ku dhintey halka ugu yaraan...
Waxaa naga soo gaaraya degmada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in uu galay marxaladihii ugu danbeeyay shirka dhismaha maamulka Hirshabeelle ee labada gobol Hiiraan iyo & Sh/dhexe.
Hoolka shirka dhismaha maamulka Hirshabeelle ayaa maanta intooda badan lagu xareeyay xildhibaannada ay soo gudbiyeen odayaasha dhaqanka beellaha halkaa ku shirsan,...
Waxaa Nairobi ka socda diyaar garow loogu jiro bandhigga todobaadka dhaqanka Soomaalida oo asbuuca dambe la qaban doono.
Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu soo socday oo sanad waliba lagu qabanaayay Somali Heritage Week (Todobaadka Dhaqanka Soomaalida) bandhigiisa caasimada Nairobi. Todobaadka dhaqanka ayaa iminka lagu wadaa in la...
-Sagaal ka tirsanaa shaqaalaha samafalka ayaa Soomaaliya lagu dilay sagaalkii bilood ee la soo dhaafay.
Warbixin ay soo saadhay QM ayaa sidaa lagu xusay. Xafiiska OCHA ee QM ayaa warkaa uu kasoo baxay gaar ahaan shalay Jimcihii.
Waxaa sidoo kale warbixintaasi xustay in 11 kale oo ka tirsanaa shaqaalaha samafalka bilahaa...


















