Saturday, August 8, 2026
Isbahaysiga Xisbiyada Siyaasadda Dalka oo gacan ka helaya hay’ad la dagaalanta musuq-maasuqa ayaa Caawa soo saareen liiska Xubnaha Kor-joogtada uga Noqonaya Doorashooyinka Dadban ee dalka ka dhacaya. Haddaba Liiskan Kormeerayaasha oo ka kooban 18-xubnood ayaa u Qoranaa Sidan;
Hay'ad daryeelka qoxootiga ee laga leeyahay Norway ee Norwegian Refugee Council (NRC), ayaa sheegtay in khasabka ay Xukuumadda Kenya ugu celinayo Somalia dadka degen xerada qoxootiga ee ugu wayn Caalamka ay tahay arrin xad-gudub ku ah shuruucda caalamiga ah ee Qoxootiga. Dowladda Kenya ayaa bartamihii Sannadkaan 2016-ka Amar ku bixiyay...
Kulan ay maanta isugu yimaadeen mudaneyaasha baarlamanka Jubaland ayay uga doodeen xaalufinta dhirta, ayagoo si adag uga hadlay arintaasi, sheegayna in tallaabo cad laga qaadi doono dadka xaalufka ku haya dhirta. Kulankan oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka 2-aad ee baarlamanka Jubaland Mudane Cabdi Baaleey Xuseen ayay mudaneyaashu uga...
Ciidamada Ammaanka Puntland, ayaa aad u adkeeyay Ammaanka Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamulka Puntland oo dhawaan ay ka dhici doonaan Doorashooyinka Dadban ee Xubanaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Waddooyinka Magaalada Garoowe ayaa waxaa la dhigay baro kantarol oo lagu xaqiijinayo Amniga, kuwaasoo lagu baarayo Gaadiidka iyo Shacabka isticmaalaya Waddooyinkaas. Taliyaha booliiska Puntland,...
Maamulka Hir-shabeelle, ayaa waxaa loo dhaariyay shalay xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka maamulkaas, kuwaa oo tiradoodu gaaraysay 73-xildhibaan. Haddaba, Akhriso qaar ka md ah magacyada xildhibaanada maamulka Hir-shabeelle Cabdkarin Maxamed Diiriye. Axmed Cabdi Faarax. Daahir Muqtaar Cabdulle Cabdshakur cali cumar Axmed cabdi cali Cali xaaji cabdulle Isgoow Maxamuud Xuseen Maxamed Bashiir...
Dawlada itoobiya ayaa shaacisay in ay ciidamo badan u direyso dhammaan gobolada dalkaa. Ciidamadaa ayaa xoojinaya xaalad deg deg ah oo dalkaa lagu soo rogay shalay kadib markii loo caal waayay mudaaharaadyo rabshado watay oo dalkaa ka dhacaayay in dhawaale. Dad badan ayaa ku naf waayay rabshadaha halka hanti badana...
Kadib labo maalmood oo dagaalo halkaa ay ku dhex marayeen ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug ayaa saaka Gaalkacyo dagan tahay. Goobihii ganacsiga ayaa dib loo furay saaka. Sidoo kale isu socodka dadka ayaa dib u bilowday. Dagaalka ayaa ka bilowday Jimcihii dhisme la sheegay in laga dhisay xadka laba dawlad goboleed...
Kumanaan qof ayaa ka qeyb qaatay bannaan bax looga soo hor jeedo duqeymaha xulufada Sacuudigu ka wado dalka jaarka ah ee Yemen. Shalay ayaa in ka badan boqol qof lagu dilay duqeymo ay geysteen diyaaradaha dagaalka ee xulafada Sacuudiga. Ilaa 140 ayaa waxaa lagu dilay duqeyntaa. Duqeynta ayaa lala beegsaday dad...
Kulan maanta Beledweyne ay ku yeesheen siyaasiyiin iyo Aqoon-yahanno ayaa loogu baaqay Guddiga Hir-gelinta doorashada heer Qaran in sida ugu dhaqsiyo badan ay degmada Beledweyne ugu soo diraan kormeerayaashii doorashada, madaama ay ku yihiin diyaar sida ay sheegeen illaa 22 musharax xildhibaan oo diyaar u ah in halkan lagu...
Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban ee Somalia, ayaa ku baaqay mar kale in la xalliyo Cabashada ka imaanaysa Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobollada Waqooyiga Soomaaliya ee loo yaqaanno Somaliland. Siyaasiyiinta kasoo jeeda Somaliland ee ku jira Dowladda Federaalka Sooomaaliya ayaa ka keenay Cabasho Saami-qaybsiga Xubanaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somalia, iyagoo...